Nach Genre filtern

Somali Book review Podcast

Somali Book review Podcast

Somali Book review

Somali Language podcast about Books. This including Books in Somali, about Somalis, Authored by Somalis. Occasionally we also review world literature and other books. Waa goob jabaqeed lagu falanqeeyo buugta Af-soomaaliga ku qoran, kuwa Soomalidu qoreen, qaarka laga qoray Soomaalida iyo buugta caalamka intaba. Nagala soo xidhiidh barta Twitter @SomBookPodcast

13 - 12- A woman of firsts; Edna Aden
0:00 / 0:00
1x
  • 13 - 12- A woman of firsts; Edna Aden

    Adna Adan Ismaaciil waa Soomaalida ugu wax qabadka badan leh, qarnigii na soo dhaafay iyo kaniba. waxa ay haldoor iyo hogaan u ahayd ololayaal badan oo bulshada Soomaliyeed wax ka badalay, waxa ay u joogtay dhacdooyin badan oo 60 kii sanno ee na soo dhaafay muhiim u ahaa samaysanka ummadda Soomaaliyeed. Buuga kani waa xusuus qorkeedii oo ku daabacan afka ingiriiska oo Soo baxay 2019kii. Edna saw first-hand how poor healthcare, lack of education and ancient superstitions had devastating effects on Somaliland’s people, especially its women. When she suffered the trauma of FGM herself as a young girl at the bidding of her mother, Edna’s determination was set.
    The first midwife to practise in Somaliland, Edna became a formidable teacher and campaigner for women’s health. As her country was swept up in its bloody fight for independence, Edna rose to become its First Lady and first female cabinet minister.
    She built her own hospital, brick by brick, training future generations in what has been hailed as one of the Horn of Africa’s finest university hospitals

    Thu, 07 Dec 2023 - 21min
  • 12 - 11- Jirrida Baambuuga (ساق البامبو)

    Jirrida Baambuu waa sheeko faneed carbeed (Novel) dhawaan loo turjumay afka Soomaaliga.

    Tue, 05 Dec 2023 - 10min
  • 11 - 10- The Yibir of Las Burgabo

    The Yibir of Lasburgabo waa buug sheeko faneed male awaal ah oo qaadaa dhigaya waxyeelada iyo foolxumada isir sooca. waa dhigane ku qoran af-ingiriisi waxana qoray Maxamuud Geeldoon. 

    Fri, 21 Oct 2022 - 13min
  • 10 - Book 9 - The Fortune Men by Nadiifo Maxamed.

    The Fortune Men (Raggii Hoodada lahaa) waa sheeko faneed ku salaysan dhacdooyin dhab ah oo ka dhacay magaalada Cardiff dabayaaqadii kontomeeyadii. waxa uu ku qoranyahay afka - Ingiriisiga waxana la daabacay sanadkan 2021. 

    Tue, 12 Oct 2021 - 28min
  • 9 - Book 8 - Shan Sheeko by Axmed F. Cali (Idaajaa)

    Waa buug kooban oo lagu soo aruuriyay shan sheeko oo Soomaaliyeed oo caan baxay. Waxa qoray suugaan-ruugga Axmed F Cali (Idaajaa). 


    Shoutout to Simaneey Podcast oo dhawaan nagu daray liiska podcast-yada Soomaalida.  kala xidhiidh 🌍www.somalipodcasts.com. 

    Tue, 12 Oct 2021 - 21min
Weitere Folgen anzeigen