Filtra per genere
- 551 - ๐ฟ๐๐ช๐๐ช๐ฃ๐จ๐ค๐ค๐ฎ ๐๐ ๐ฟ๐๐๐๐๐ฃ - TOWXIID (AF-MAAY) - 4aad
Waybuwaa barnaamij siinka tala gali jamaacada #Al_Saadicuun_Bil_Xaq oo lunku warama doono xaqiiqada Towxiidka diinta Islaamka, waana ka bahaw Af Maay
Wed, 14 Dec 2022 - 04min - 550 - ๐ฟ๐๐ช๐๐ช๐ฃ๐จ๐ค๐ค๐ฎ ๐๐ ๐ฟ๐๐๐๐๐ฃ - TOWXIID (AF-MAAY) - 3aad
Waybuwaa barnaamij siinka tala gali jamaacada #Al_Saadicuun_Bil_Xaq oo lunku warama doono xaqiiqada Towxiidka diinta Islaamka, waana ka bahaw Af Maay
Wed, 14 Dec 2022 - 06min - 549 - ๐ฟ๐๐ช๐๐ช๐ฃ๐จ๐ค๐ค๐ฎ ๐๐ ๐ฟ๐๐๐๐๐ฃ - TOWXIID (AF-MAAY) - 2aad
Waybuwaa barnaamij siinka tala gali jamaacada #Al_Saadicuun_Bil_Xaq oo lunku warama doono xaqiiqada Towxiidka diinta Islaamka, waana ka bahaw Af Maay
Wed, 14 Dec 2022 - 07min - 548 - ๐ฟ๐๐ช๐๐ช๐ฃ๐จ๐ค๐ค๐ฎ ๐๐ ๐ฟ๐๐๐๐๐ฃ - TOWXIID (AF-MAAY) - 1aad
Waybuwaa barnaamij siinka tala gali jamaacada #Al_Saadicuun_Bil_Xaq oo lunku warama doono xaqiiqada Towxiidka diinta Islaamka, waana ka bahaw Af Maay #Al_Saadicuun_Bil_Xaq
Wed, 14 Dec 2022 - 07min - 547 - KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 19aadThu, 08 Dec 2022 - 19min
- 546 - KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 18aadFri, 02 Dec 2022 - 17min
- 545 - KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 17aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida ilaahnimada Allaah, awooddiisa iyo khasbidiisu uga muuqaneyso xaaladda dhimashada oo uusan jirin noole ka baaqsan kara, dhammaanna ay u sandulleysan yihiin doonista Allaah iyo ajasha uu u qabtay noole kasta. Waxaa kale oo si cad u muuqaneys taagdarrida iyo tabar yarida aadanaha oo noocwalba uu yahay aysan jirin wadda kale oo u furan illaa in uu u hoggaansamo doonista Allaah mooyee.
Fri, 25 Nov 2022 - 17min - 544 - KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 16aad
Xalaqaadkii hore waxaa looga soo hadlay sida Qur'aanku u soo bandhigo xaqiiqada ilaahnimada iyo meelaha uu ka bandhigo taas oo hadafku yahay in Allaah aqoon loo yeesho keenta in ilaahnimada iyo rabbinimada loo gaaryeelo oo aan cidna lala waajin, lagana fogaado shirkiga dhammaantiis. Xalaqadaan waxaa dul istaag lagu sameynayaa in la caddeeyo shirkaga laga fogaanayaa in uusan aheyn oo kaliya asnaamtii, dhagaxyadii iyo xiddigihii ay caabudi jireen ummadihii hore ee ay jiraan waxyaabo badan oo asnaamta la mid ah in badan oo dadka ka mid ihina aysan ku baraarugsaneyn, lagama maarmaanna ay tahay in dadka loo caddeeyo, loogana digo.ย
Thu, 17 Nov 2022 - 19min - 543 - KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 15aadThu, 10 Nov 2022 - 17min
- 542 - KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 14aadThu, 03 Nov 2022 - 17min
- 541 - KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 13aad
Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida Qurโaanku uga soo bandhigo xaqiiqada Ilaahnimad maalinta qiyaamaha oo runtii ah meelaha ugu ballaaran ee uu Qurโaanku u adeegsado bandhigidda xaqiiqada Ilaahnimada, halkaas oo ay si weyn ugu soo muuqandoonto sida uu Allaah ula kaliya yahay ilaahnimada iyo rabbinimada, lahaanshaha iyo awoodda, iyada oo dhanka kale ay muuqaneyso taagdarida iyo ka dharbeelidda dawaaqiiddii adduunyada sheegan jirtay ilaahnimada iyo rabbinimada. ย
Thu, 27 Oct 2022 - 23min - 540 - KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 12aad
Xalaqadaan waxaa la sii wadayaa sida xaqiiqada ilaahnimadu uga muuqaneyso kownka iyo guud ahaan nolosha, maadaama ay tahay bandhig laga dheehan karo falsuubanaanta Allaah iyo farsamadiisa, iyada oo Qur'aanku kula hadlayo garaadka aadanaha, tusayana weynaanta sancada Allaah, quruxdeeda, dhammeystirnaanteeda iyo isla jaanqadkeeda indhuhu ay arkayaan. ย
Thu, 20 Oct 2022 - 17min - 539 - KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 11aad
Xalaqadaan waxaa la sii wadayaa sida xaqiiqada ilaahnimadu uga muuqaneyso kownka iyo guud ahaan nolosha, maadaama ay tahay bandhig laga dheehan karo falsuubanaanta Allaah iyo farsamadiisa, iyada oo Qur'aanku kula hadlayo garaadka aadanaha, tusayana weynaanta sancada Allaah, quruxdeeda, dhammeystirnaanteeda iyo isla jaanqadkeeda indhuhu ay arkayaan.ย
Fri, 14 Oct 2022 - 19min - 538 - KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 10aad
Xalaqadaan iyo xalaqaadka soo socda waxaa looga hadlayaa sida xaqiiqada ilaahnimadu uga muuqaneyso koonka iyo guud ahaan nolosha, maadaama ay tahay bandhig caddaynaya falsuubanaanta Allaah iyo farsamdiisa, iyada oo uu Qurโaanku kula hadlayo garaadka aadanaha, ku soo jeedinayana weynanta sancada Allaah, quruxdeeda, dhammeystirnaanteeda iyo isla jaanqaadkeeda indhuhu ay arkayaan.ย
Fri, 07 Oct 2022 - 17min - 537 - KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 9aad
Xalaqadaan waxaa la sii wadayaa sida manhajka Qurโaanka u soo bandhigo xaqiiqada ilaahnimada isaga oo adeegsanaya sifaadka Allaah uu la gooniyada yahay ee aan cidi la wadaagin. Waxaa xalaqadan diiradda la saarayaa sida Ilaahnimada Allaah uga muuqaneyso qasbidda iyo hanashada uu ku hareereynayo kownka dhammaantiis adduun iyo aakhiraba. Sida uu Allaah u ogyahay, ulana socdo dhammaan axwaasha baniโaadanka ayuu u yahay qasbe awood badan oo hanta waxwalba oo adduun iyo aakhira ku saabasan, iyada oo aysan jirin meel looga cararo ama looga baxsado. ย
Fri, 30 Sep 2022 - 20min - 536 - KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 8aad
Sidii xalaqadii hore looga soo hadlay qadiyadda risqig iyo kafaalaqaadka, xalaqadaan waxaa diiradda lagu saarayaa arrinta la xiriirta sida uu Allaah ogaal iyo duljoog ugu koobay insaanka oo noloshooda dhammaanteed u tahay mid u bandhigan cilmiga Allaah oo aysan jirin wax ka qarsoomaya ha ahaato waxa ay muujisanayaa ama ha ahaato waxa ay qarsanayaan.ย
Fri, 23 Sep 2022 - 18min - 535 - KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 7aad
Xalaqada waxaa looga hadlayaa in manhajka Qur'aanku marka uu soo bandhigayo xaqiiqada ilaahnimada uusan culeys saareyn caddeynta jiritaanka Allaah, laakiin uu culeyska saaro caddeynta xaqiiqada sifooyinka Allaah uu leeyahay, dadkana uu baro, kana saxo khaladaadka iyo khuraafaadka ku sameysmay maskaxdooda. Sidaas oo kale in uusan manhajka Qurโaanka sixitaankiisu ku koobneyn khaladaadkii iyo wareerkii dadku ku jireen soo dagista Qurโanka ka hor ee uu si lamid ah u saxayo khaladaadka iyo wareerka manta heysta daka casrigan joga. Qurโaanku soo bandhigidda xaqiiqada Ilaahnimada waxa uu u cuskadaa arrimaha uu la gaarka yahay Allaah sida: Abuurista iyo nooleynta, risqiga iyo kafaalaqaadka, mamulidda iyo korjoogga, cilmiga iyo koobidda, hanashada iyo awoodda iyo soobixinta iyo abaalmarinta. Waa arrimo uu gaar la yahay Allaah oo cid la wadaagtaa aysan jirin. Waxaa si gaar ah xalaqadaan farta loogu fiiqayaa arrinta risqiga iyo kafaalaqaadka. ย ย ย
Thu, 15 Sep 2022 - 18min - 534 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada Gunaanadka 2aad
Waa Gunaanadka 2aad ee barnaamijkii "Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" oo aan idinla wadaagnay bisha Ramadaan oo lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigeen sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.
Fri, 14 Jun 2019 - 29min - 533 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada Gunaanadka 1aad
Waa Gunaanadka 1aad ee barnaamijkii "#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" oo aan idinla wadaagnay bisha Ramadaan oo lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigeen sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.
Sat, 08 Jun 2019 - 25min - 532 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 29
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu ah Eng. Zakariya Adam Cali
Mon, 03 Jun 2019 - 38min - 531 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 28
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu ah Axmed Daahir Cusman
Sun, 02 Jun 2019 - 41min - 530 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 27
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu ah Dr. Cabdixaliim Maxamuud Sh. Maxamad
Sat, 01 Jun 2019 - 32min - 529 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 26
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu Maxamed Cali Raage
Fri, 31 May 2019 - 37min - 528 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 25
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu ah Dr. Cabdullaahi Xasan Sheekh Maxamuud
Thu, 30 May 2019 - 30min - 527 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 24
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu ah Cabdullaahi Cumar Farxaan
Wed, 29 May 2019 - 36min - 526 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 23
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu ah Cabdiqaadir Adan Cali
Tue, 28 May 2019 - 24min - 525 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 22
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu ah Dr. Yaxye Maxamed Cali
Mon, 27 May 2019 - 32min - 524 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 21
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu ah Dr. Cabdullahi Jamaal Xasan
Sun, 26 May 2019 - 29min - 523 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 20
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu ah Idriis Cumar
Sat, 25 May 2019 - 37min - 522 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 19
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu ah Maxamad Nuur Cabdiraxmaan
Fri, 24 May 2019 - 30min - 521 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 18
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu ah Dr. Cabdiqaadir Cali Ciise
Thu, 23 May 2019 - 35min - 520 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 17
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu ah Dr Ibrahim Jamal Xasan
Wed, 22 May 2019 - 33min - 519 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 16
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu ah Mansoor Abdulkariim Noor
Tue, 21 May 2019 - 26min - 518 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 15
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu ah Dr. Axmed Xasan Adan
Mon, 20 May 2019 - 33min - 517 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 14
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu ah Eng. Maxamed Ibraahim Cumar
Sun, 19 May 2019 - 34min - 516 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 13
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu ah Dr. Saleh Kassim
Fri, 17 May 2019 - 30min - 515 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 12
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu ah Zubair Cabdiqaadir
Fri, 17 May 2019 - 23min - 514 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 11
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu ah Abdiwahab Said
Thu, 16 May 2019 - 38min - 513 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 10
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu ah Eng. Abdulwahab Mahad Ahmed
Wed, 15 May 2019 - 35min - 512 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 9
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu ah Bashir Sheekh Cabdisalaam Ciise
Tue, 14 May 2019 - 35min - 511 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 8
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu ah Eng. Abdihakim Sheikhdoon
Mon, 13 May 2019 - 35min - 510 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 7
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu ah Abdirahman Yusuf Ahmed
Sun, 12 May 2019 - 30min - 509 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 6
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu ah Dr. Hussein Mahad Ahmed
Sat, 11 May 2019 - 36min - 508 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 5
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu ah ย Dr. Abdulqadir Isse Dirie
Fri, 10 May 2019 - 37min - 507 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 4
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu ah Ibrahim Mire
Thu, 09 May 2019 - 32min - 506 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 3
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu ah Macalin Muuse
Wed, 08 May 2019 - 35min - 505 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 2
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu ah Eng. Cabdullah Axmed Xaashi
Tue, 07 May 2019 - 35min - 504 - Sidaan Ugu Barbaaray Jamaacada 1
"#Sidaan_Ugu_Barbaaray_Jamaacada" ama "ููุฐุง_ ุชุฑุจูุช#" waa barnaamij lagu wareysanayo dhallinyaro ka tirsan jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.ย
Waxa ay soo bandhigayaan sida jamaacadu ay islaamka ugu barbaarisay iyo waddada jamaacada ay u qaadday si ay u soo saarto jiil xambaarsan dacwada xaqa ah.ย
Caawa waxaa marti noogu ah Dr. Ibrahim Barkhadle
Mon, 06 May 2019 - 29min - 503 - KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 6aad
Waxaa la sii wadayaa sida manhajka Qur'aanku xaqiiqada ilaahnimada uga soo bandhigo nolosha insaanka iyo marxaladaheeda kala duwan. Xalaqadan waxaa diiradda la saaraya dhacdooyinka nolosha insaanka: sameysanka ummadaha iyo dabargo'ooda si waafaqsan dariiqa Allaah ugu talagalay, qaddarkiisuna keensanayo, sida cilmiga Allaah iyo maamulkiisu u hareereeyaan nolosha insaanka halkaas oo ay aad uga muuqaneyso la kalinoqoshada Allah ee maamulka iyo socodsiinta nolosha aadanaha iyo gadgaddinteedaba. ย ย
Fri, 09 Sep 2022 - 19min - 502 - KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 5aad
Xalaqadan waxaa la sii wadayaa sida manhajka Quraanka uga soo bandhigo xaqiiqada Ilaahnimada nolosha aadanaha, marxaladaheedii iyo dhacdooyinka joogtada ah ee saameynaya nolosha, iyada oo si gaar ah diiradda loo saarayo nicmooyinka aan la koobi karan, awoodaha loo sakhiray, kartida la siiyey, quudka aan dhammaaneyn, naxariista ballaaran ee Allaah ku manneystay insaanka iyo turidda iyo tixgalinta taagdarrada aadanaha iyo ka aqbalidda towbada marka ay soo noqdaa.ย
Fri, 02 Sep 2022 - 18min - 501 - KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 4aad
Xalaqadan waxaa looga hadlayaa sida manhajka Quraanka uga muujiyo xaqiiqada Ilaahnimada Nolosha dadka, maraxaladaheedii kala duwanaa iyo dhacdooyin ku dhacay ama ku soo cusboonaanaya, iyada oo laga soo bilaabayo bilowgii koowaad iyo cusboonaanshaheeda joogtada ah ee uu saldhigga u yahay lammaanaha suragalinaya jiritaanka aadanaha. ย
Fri, 26 Aug 2022 - 16min - 500 - KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 3aad
Xalaqadan waxaa looga hadlayaa sida manhajka Qur'aanku dadka ugu soo bandhigayo xaqiiqada Ilaahnimada isago oo dadka ku soo jeedinaya raadka iyo falsamaanta Allaah ee ka muuqaneysa kownka, nolosha iyo maamulidda waxa ka dhex dhacaya kownka, kuna dhacaya dadka noloshooda, iyada oo laga tilmaami doono majaalaad kala duwan. ย
Thu, 18 Aug 2022 - 17min - 499 - KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 2aadFri, 12 Aug 2022 - 18min
- 498 - KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 1aad
Waa tixane cusub ee kulankii Jimcaha xilligii afaraad oo Jamaacada Al-Saadicuun idinla wadaagayso, kuna soo gudbineyso xaiiqada Islaamka ugu weyn, uguna muhiimsan; xaqiiqada Ilaahnimada.ย
Xalaqadan waxaa looga hadlayaa manhajka Qurรกanku marka uu Allaah dadka barayo xagee ayuu ka bilaabaa, xagee ayuuna dadka u celiyaa si ay xaqiiqadaan ugula kulmaan si sax oo hubanti leh. ย
www.sdahaqq.com/soย
Fri, 05 Aug 2022 - 18min - 497 - TUSMOOYINKII RASUULKA (ุชูุฌููุงุช ูุจููุฉ) Xalaqada 7aadMon, 12 Apr 2021 - 06min
- 496 - TUSMOOYINKII RASUULKA (ุชูุฌููุงุช ูุจููุฉ) Xalaqada 6aadMon, 12 Apr 2021 - 04min
- 495 - TUSMOOYINKII RASUULKA (ุชูุฌููุงุช ูุจููุฉ) Xalaqada 4aadMon, 12 Apr 2021 - 07min
- 494 - TUSMOOYINKII RASUULKA (ุชูุฌููุงุช ูุจููุฉ) Xalaqada 5aadMon, 12 Apr 2021 - 04min
- 493 - TUSMOOYINKII RASUULKA (ุชูุฌููุงุช ูุจููุฉ) Xalaqada 3aadMon, 12 Apr 2021 - 04min
- 492 - TUSMOOYINKII RASUULKA (ุชูุฌููุงุช ูุจููุฉ) Xalaqada 2aadMon, 12 Apr 2021 - 03min
- 491 - TUSMOOYINKII RASUULKA (ุชูุฌููุงุช ูุจููุฉ) Xalaqada 1aadMon, 12 Apr 2021 - 05min
- 490 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqada 30aad - Gunaanad
Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim
Sun, 01 May 2022 - 30min - 489 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqada 29aad - Sahayda Dacwada
Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim
Sat, 30 Apr 2022 - 21min - 488 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqada 28aad - Sugnaanta Dacwada
Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim
Fri, 29 Apr 2022 - 19min - 487 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqada 27aad - Wajibaadka Dacwada
Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim
Thu, 28 Apr 2022 - 17min - 486 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqada 26aad - Rabciyi Bin-Caamir RCWed, 27 Apr 2022 - 22min
- 485 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqada 25aad - Diritaankii Mucaad Bin-Jabal RCTue, 26 Apr 2022 - 17min
- 484 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqada 24aad - Dacwadii BoqorradaMon, 25 Apr 2022 - 22min
- 483 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqada 23aad - Salmaan Al-Faarisi RCSun, 24 Apr 2022 - 20min
- 482 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqada 22aad - Dacwadii Nabi Muxammad SCW - MadiinaSat, 23 Apr 2022 - 18min
- 481 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqada 21aad - Muscab Bin Cumayr RCFri, 22 Apr 2022 - 16min
- 480 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqada 20aad - Jacfar RC iyo Boqorkii NajaashiThu, 21 Apr 2022 - 19min
- 479 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqada 19aad - Cali Bin Abi Dalib - RCWed, 20 Apr 2022 - 18min
- 478 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqada 18aad - Dacwadii Nabi Muxammad SCW - MakkahTue, 19 Apr 2022 - 18min
- 477 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqada 17aad - Asxaabul KahfiMon, 18 Apr 2022 - 18min
- 476 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqada 16aad - Asxaabul UkhduudSun, 17 Apr 2022 - 24min
- 475 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqada 15aad - Nabi Ciise CSSat, 16 Apr 2022 - 20min
- 474 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqada 14aad - Mu'minkii Reer YaasiinFri, 15 Apr 2022 - 17min
- 473 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqada 13aad - Mu'minkii Reer FircoonThu, 14 Apr 2022 - 19min
- 472 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqada 12aad - Sixroolayashii FircoonWed, 13 Apr 2022 - 18min
- 471 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqada 11aad - Nabi Muuse CS iyo qoomkiisiiTue, 12 Apr 2022 - 17min
- 470 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqada 10aad - Nabi Muuse CS iyo FircoonMon, 11 Apr 2022 - 20min
- 469 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqada 9aad - Nabi Yusuf - CSSun, 10 Apr 2022 - 20min
- 468 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ Xalaqada 8aad - Nabi Shucayb - CSSat, 09 Apr 2022 - 16min
- 467 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqada 7aad - Nabi Luud - CSFri, 08 Apr 2022 - 16min
- 466 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqada 6aad - Nabi Ibrahim(2) - CSThu, 07 Apr 2022 - 15min
- 465 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqada 5aad - Nabi Ibrahim(1) - CSWed, 06 Apr 2022 - 14min
- 464 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqadi 4aad - Nabi Saalax CSTue, 05 Apr 2022 - 17min
- 463 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqada 3aad - Nabi Huud - CSMon, 04 Apr 2022 - 18min
- 462 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqada 2aad - Nabi Nuux CSSun, 03 Apr 2022 - 21min
- 461 - ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐ฎ - Xalaqada 1aad - HORDHACSat, 02 Apr 2022 - 18min
- 460 - Baaqyadii Xaqqa ูุฐุง ุจูุงุบ ูููุงุณ Promo
๐๐ข๐ฌ๐ก๐๐๐ซ๐จ! Dhamaan bulshada ku xiran madalaha Jamaacada Al-Sadicuun Bil-Xaq waxaa loogu bishaaranayaa in Bisha Ramadan ee barakaysan oo sanadka 1443 lala wadaagi doono barnaamij cusub oo loogu magac daray ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ซ๐ฎ๐พ๐พ๐ฎ ูุฐุง ุจูุงุบ ูููุงุณ.ย
Mon, 28 Mar 2022 - 02min - 459 - Al-walaa' Wal-baraa' (Af-Maay) Qeybtii 2aadWed, 28 Jul 2021 - 09min
- 458 - Al-walaa' Wal-baraa' (Af-Maay) Qeybtii 1aadWed, 28 Jul 2021 - 07min
- 457 - Sooyaalkii Taariikhda Ummadda Islaamka Qeybtii 6aadTue, 01 Mar 2022 - 07min
- 456 - Sooyaalkii Taariikhda Ummadda Islaamka Qeybtii 5aadWed, 23 Feb 2022 - 10min
- 455 - Sooyaalkii Taariikhda Ummadda Islaamka Qeybtii 4aadTue, 15 Feb 2022 - 05min
- 454 - Sooyaalkii Taariikhda Ummadda Islaamka Qeybtii 3aadTue, 08 Feb 2022 - 10min
- 453 - Sooyaalkii Taariikhda Ummadda Islaamka Qeybtii 2aadMon, 07 Feb 2022 - 15min
- 452 - Sooyaalkii Taariikhda Ummada Islaamka Qeybtii 1aad
Eng. Abdihakiim Abdullahi. ย ย
#Sooyaalkii_Tariikhda_Ummada_Islaamkaย
#The_Proclaimers_of_the_Truthย
#ุฌู ุงุนุฉ_ุงูุตุงุฏุนูู_ุจุงูุญู
Sun, 06 Feb 2022 - 09min
Podcast simili a <nome>
- Global News Podcast BBC World Service
- El Partidazo de COPE COPE
- Herrera en COPE COPE
- The Dan Bongino Show Cumulus Podcast Network | Dan Bongino
- Es la Maรฑana de Federico esRadio
- La Noche de Dieter esRadio
- Hondelatte Raconte - Christophe Hondelatte Europe 1
- Dateline NBC NBC News
- ่ฒก็ถไธ่ทฏ็ผ News98
- La rosa de los vientos OndaCero
- Mรกs de uno OndaCero
- La Zanzara Radio 24
- L'Heure Du Crime RTL
- El Larguero SER Podcast
- Nadie Sabe Nada SER Podcast
- SER Historia SER Podcast
- Todo Concostrina SER Podcast
- ๅฎไฝ็ดณไธ้ใฎๆฅๆๅคฉๅฝ TBS RADIO
- TED Talks Daily TED
- ใขใณใฌใผใซใบใฎใธใฃใณใใณ[ใชใผใซใใคใใใใใณPODCAST] ใใใใณๆพ้
- ่พๅๆฒป้ ใบใผใ ใใใพใง่จใใ๏ผ ใใใใณๆพ้
- ้ฃฏ็ฐๆตฉๅธใฎOK! Cozy up๏ผ Podcast ใใใใณๆพ้
- ๅณๆทกๅฆไบบ็ๅฏฆ็จๅๅญธ้ข ๅณๆทกๅฆ
- ๆญฆ็ฐ้็ขใปไปๆใฎไธๆใใใ ๆๅๆพ้PodcastQR