Filtrer par genre

ALBAAQIYAT

ALBAAQIYAT

albaaqiyat

Podcast- kan albaqiyat waxaynu kaga hadli doonaa tabaha aynu ku noqon karno dad isku miisaama nolosha dambe iyo ta hada taagan, inagoo raacayna Quraanka iyo sunaha nabigeena suubanaa ( Calayhi salaatu wasalaam).

63 - SUGAHAA QALBIGA EP04:~Know Your Enemy | Garo Cadawgaaga |
0:00 / 0:00
1x
  • 63 - SUGAHAA QALBIGA EP04:~Know Your Enemy | Garo Cadawgaaga |

    اللهم اجعل لساني عامر بذكرك وقلبي بخشيتك وسرّي بطاعتك،انك على كل شيء قدير.

    Fri, 03 May 2024
  • 62 - SUGAHAA QALBIGA EP03:~Self Responsibility|Mas’uuliyada Nafta |

    اللهم إني أتبرأ من حولى وقوتي إلى حولك وقوتك.

    Sun, 28 Apr 2024
  • 61 - SUGAHAA QALBIGA EP02 :~Straightness | Toosnaasho|

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك ويا مصرف القلوب صرف قلوبنا على طاعتك.

    Fri, 26 Apr 2024
  • 60 - SUGAHAA QALBIGA :~ EP01 | Self worth - Qiimaha Nafta |

    Haddi aad taqaano qiimaha  naftaada , waxa lagaa sheegaa waxba kaa  yeeli maayaan . 


    Amal abdillahi bade . 

    Sun, 21 Apr 2024
  • 59 - Season 6~EP12 : magaca Alle( Al-HAKIIM ) ‎اسم الله الحكيم

    FIIDNIMO WANAAGSAN 
    Xalqada manta waxaan kaga hadalayna magaca Alle ( Al - HAKIIM    ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur’aanka kaga jiro IWM 

    Dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa . 



    Amal abdillahi badde 

    Sun, 14 Apr 2024
Afficher plus d'épisodes