Filtrar por género

ALBAAQIYAT

ALBAAQIYAT

albaaqiyat

Podcast- kan albaqiyat waxaynu kaga hadli doonaa tabaha aynu ku noqon karno dad isku miisaama nolosha dambe iyo ta hada taagan, inagoo raacayna Quraanka iyo sunaha nabigeena suubanaa ( Calayhi salaatu wasalaam).

61 - SUGAHAA QALBIGA EP02 :~Straightness | Toosnaasho|
0:00 / 0:00
1x
  • 61 - SUGAHAA QALBIGA EP02 :~Straightness | Toosnaasho|

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك ويا مصرف القلوب صرف قلوبنا على طاعتك.

    Fri, 26 Apr 2024
  • 60 - SUGAHAA QALBIGA :~ EP01 | Self worth - Qiimaha Nafta |

    Haddi aad taqaano qiimaha  naftaada , waxa lagaa sheegaa waxba kaa  yeeli maayaan . 


    Amal abdillahi bade . 

    Sun, 21 Apr 2024
  • 59 - Season 6~EP12 : magaca Alle( Al-HAKIIM ) ‎اسم الله الحكيم

    FIIDNIMO WANAAGSAN 
    Xalqada manta waxaan kaga hadalayna magaca Alle ( Al - HAKIIM    ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur’aanka kaga jiro IWM 

    Dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa . 



    Amal abdillahi badde 

    Sun, 14 Apr 2024
  • 58 - Season 6~EP11 : magaca Alle( Al-wahhab ) ‎اسم الله الوهاب

    Xalqada manta waxaan kaga hadalyaa magaca Alle( Al wahhab   ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur’aanka kaga jiro IWM 

    Dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa . 



    Amal abdillahi badde 

    Thu, 04 Apr 2024
  • 57 - Season 6~EP10: magaca Alle ( Ar- rassaq) اسم الله الرَّزاق

    Maalin wanaagsan .  

    Ramdaan mubarak 🌙

    Xalqada manta waxaan kaga hadalyaa magaca Alle ( ar-rassaq   ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur’aanka kaga jiro IWM 

    Dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa . 

    Tue, 26 Mar 2024
Mostrar más episodios