Nach Genre filtern

"Ereyada Nolosha", "Warka wanaagsan", "Heesaha Injiilka" - Luqadaha waaweyn Af-soomaali kuhadlaya / " Words of Life", "Good N

"Ereyada Nolosha", "Warka wanaagsan", "Heesaha Injiilka" - Luqadaha waaweyn Af-soomaali kuhadlaya / " Words of Life", "Good N

Tze-John Liu

==== "Ereyada Nolosha", "Warka wanaagsan", "Heesaha Injiilka" - Luqadaha waaweyn Af-soomaali kuhadlaya ====  (Soomaali, Carabi Caadiga ah, Carabi Ta'izzi-Aden, English, Af Maay, Afar Af, Sawaaxili, Talyaani, Turki, Aweer) ==== "Words of Life", "Good News", "Gospel Songs" - Major Languages Spoken in Somali ==== (Somali, Standard Arabic,  Arabic Ta'izzi-Aden, English, Af Maay, Afar Af, Swahili, Italian, Turkish, Aweer) ==== "اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومالية - "كلمات الحياة" ، "الأخبار السارة" ، "ترانيم الإنجيل" ==== (الصومالية ، العربية الفصحى ، العربية التعزية عدن ، الإنجليزية ، أف مايماي ، عفر أف ، السواحيلية ، الإيطالية ، التركية ، أف عويرا)

69 - "Rabitaan baa Qalbiyadeena kuugu jira adiga, Rabbiyow"(Ingiriis).3gp
0:00 / 0:00
1x
  • 69 - "Rabitaan baa Qalbiyadeena kuugu jira adiga, Rabbiyow"(Ingiriis).3gp

    في قلوبنا شوق لك يا رب / "There is a Longing in Our Hearts for You, O! Lord".3gp

    Sat, 27 Mar 2021
  • 68 - Soomaali - "Martiqaad ku Baro ciise Shaqsi ahaan".3gp

    "Invitation to Know Jesus Personally" - Somali (Soomaaliga, af Soomaali).3gp

    Fri, 12 Mar 2021
  • 67 - Afka Soomaaliga - "allabariga dhiigga" -"Qisooyinkii Nebiyada".3gp

    Somali Language - "Blood Sacrifice"- "Prophets' Story".3gp / "ذبيحة الدم" - "قصة الأنبياء"

    Fri, 12 Mar 2021
  • 66 - ==== Luuqadaha Waaweyn ee Lagu Hadlo Afka Soomaaliga / Major Languages Spoken in Somali =====

    ==== Luuqadaha Waaweyn ee Lagu Hadlo Afka Soomaaliga / اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومالية =====.

    Thu, 11 Mar 2021
  • 65 - [1]. Somali Masiixi (Ex-Muslim) - Mona Walter Marqaatifur.3gp

    [1]. صومالي مسيحي - منى والتر مرقاطفور / Somali Masiixi(Ex-Muslim) - Mona Walter Marqaatifur.3gp ///. 1 KORINTOS -- CUTUB 15 1. Walaalayaalow, waxaan idin ogeysiinayaa injiilka aan idinku wacdiyey, oo aad idinkuna aqbasheen, oo aad ku taagan tihiin, 2 .oo aadna ku badbaaddeen, haddaad xajisaan hadalkii aan idinku wacdiyey, haddaydnan micnela'aan u rumaysan. 3. Waayo, markii ugu horraysay waxaan idiin dhiibay waxaan aniguba helay, oo waxa weeye, Masiixu wuxuu u dhintay dembiyadeenna sida Qorniinku leeyahay, 4. waa la aasay isaga, oo maalintii saddexaad ayaa la sara kiciyey, sida Qorniinku leeyahay. 5. Markaasuu Keeyfas u muuqday, markii dambena laba iyo tobankii. 6. Markaasuu wuxuu mar keliya u muuqday kuwo ka badan shan boqol oo walaalo ah, kuwo weli intoodii badnayd ay hadda joogto, laakiin qaar baa dhintay. 7. Gortaasuu Yacquub u muuqday, markaas rasuullada oo dhan. 8. Markii ugu dambaysayna aniga oo dhicis oo kale ah, ayuu ii muuqday. 9. Waayo, anigu waxaan ahay kan rasuullada u liita oo aan istaahilin in loogu yeedho rasuul, waayo, kiniisadda Ilaah baan silcin jiray. 10. Laakiin Ilaah nimcadiisa ayaan ku ahay waxaan ahayba, oo nimcadiisii lay siiyeyna wax aan waxtar lahayn ma ay noqon, laakiin anigu waxaan u hawshooday si ka badan dhammaantood, anigase ma aha laakiin waa nimcada Ilaah ee ila jirtay. 11. Haddaba ha ahaato aniga ama iyaga, sidaasaannu u wacdinnaa oo idinna u rumaysateen.

    Tue, 23 Feb 2021
Weitere Folgen anzeigen