Filtra per genere

Mohamed Sharif

Mohamed Sharif

Mohamed Sharif

Kuso dhawow baramijyada mohamed sharif qaybta podcastga oon kuso gudbin doono technologyga,ganacsiga,dhaqaalaha,suuqgaynta,naf la hadalka,dad la dhaqanka,iyo si guud baramijyada khuseeya horumarinta nafta.

11 - Sidee bu isticmaalka baraha bulshadu u naafeeya maskaxdeena?
0:00 / 0:00
1x
  • 11 - Sidee bu isticmaalka baraha bulshadu u naafeeya maskaxdeena?

    Xalqadan waxan kaga hadlayaa sida uu u shaqeeyo alghorithm ka baraha bulshadu iyo sida uu maskaxdeena u naafeeyo

    Thu, 28 Sep 2023 - 08min
  • 10 - cybersecurity iyo baramijka khibrad wadaag

    baramijka khibrad wadaag maanta waxa marti inoogu ah abdiwahab ahmed omer oo ah cybersecurity iyo Bug bounty hunter waxaynuna ka waraysanaynaa khibradiisa ku sabsan cybersecurity iyo si guudba technologyga

    Sun, 09 Apr 2023 - 18min
  • 9 - midke mudan in la barto computer sceince ,software engnering iyo IT

    Midkeen doorta saddexdan field ee computer sceince software engering iyo IT waa su,aal igu so lalabatey oo badana iso waydiiyan ardayda jamacadaha bilaabaya xalqadan waxan kaga jawabaaya dhawr su,aalood oo kamid yihiin sida ay ukala sareeyan ama ukala fiican yihiin? faculty walba waxa lagu barto iyo qofka barta waxyaabaha uu awoodo in uu qabto? meelaha uu ka shaqaynayo iyo saddexdan faculty kan leh mustaqbalka u wanagsan?

    Tue, 04 Apr 2023 - 02min
  • 8 - maalinkii murugada

    waa qiso dhaba oo ka dhaxaysa macalin ahmed iyo ardaygiisa taas oo ka so bilaabatey kismayo kuna dhamatey minnisota , xuquqda sheekada = somali faces , waa codka daaha podcast

    Tue, 24 May 2022 - 02min
  • 7 - So laabasho trailer

    Codka daaha oo AAN wadnay ilaa 2019 ayaan mar labaad dib u bilowney mudo kadib so noqod wanagsan asxaabti nagu xidhnayd 🤍

    Wed, 18 May 2022 - 00min
Mostra altri episodi