Filtra per genere

Codka Ubax

Codka Ubax

Ismaaciil C Ubax

Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah. 

470 - SE13EP06 Afka Hooyo
0:00 / 0:00
1x
  • 470 - SE13EP06 Afka Hooyo

    Send us Fan Mail Macallin, abwaan, af-aqoon, Maxamed Caddaani ayaannu kala sheekaysannay afka hooyo iyo aqoonta guud ee afafka. Dhegaysi wacan! Support the show

    Fri, 23 Oct 2026
  • 469 - SE13EP05 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 4-aad

    Send us Fan Mail Waa qaybtii 4-aad, uguna dambaysay, ee taxanaha buugga "Saynabeey Salaamaad", dhegaysi wacan! Haddii aad u baahato buugga oo daabacab, kala xidhiidh: WhatsApp: +252634455341 Support the show

    Sat, 26 Sep 2026
  • 468 - SE13EP04 Fanka & Suugaanta: Naciima X. Maxamed

    Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Doorkan waxa marti ku ah Naciima X. Maxamed. Dhegaysi wacan! Support the show

    Mon, 14 Sep 2026
  • 467 - SE13EP03 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 3-aad

    Send us Fan Mail Waa qaybtii 3-aad ee taxanaha buugga "Saynabeey Salaamaad", dhegaysi wacan! Haddii aad u baahato buugga oo daabacab, kala xidhiidh: WhatsApp: +252634455341 Support the show

    Fri, 11 Sep 2026
  • 466 - SE13EP02 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 2-aad

    Send us Fan Mail Buugga Saynabeey Salaamaad waxa uu ku saabsan yahay sheeko dhab ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho, sannadkii 1991-kii. Dhegaysi wacan! Support the show

    Sat, 29 Aug 2026
Mostra altri episodi