Filtra per genere

Kabasho

Kabasho

Hamda Hussein

Kabasho waa taxane dhaymo-nafeed ah oo ay Hamda Hussein ku rajaynayso in uu fudayd iyo raysasho u horseedo cid kasta oo wehel ka dhigata ✨🌸 

51 - Ep:50; Dib U Milicsi |Reflecting Back
0:00 / 0:00
1x
  • 51 - Ep:50; Dib U Milicsi |Reflecting Back

    Xilqaddan waxaynu dib ugu milicsanaynaa safarkii kabasho ee sannadka iyo badhka soo socday, waxaynu kale oo wax iska waydiinynaa muhiimadda ay leedahay 'Kabashada-Dareen' iyo calaamadaha aad ku garan kartid.

    Dhagaysi wacan.

    Mon, 14 Aug 2023
  • 50 - Ep:49; Sidkanaanta Dhaawacan |Trauma Bonding

    Weligaa ma dareentay in naftaadu jeceshahay ama ku sidkantahay cidda dhibaataysa? ma u wayday magac aad u bixiso xidhiidhka noocaas ah, xilqaddan ayaa kuu faah-faahinaysa magaca ,micnaha iyo qaabka uu u samaysmo xidhiidhka noocaas ahi. 

    Dhagaysi wanaagsan.

    Sat, 08 Jul 2023
  • 49 - Ep:48; Darreemmo- Ku Hafasho |Sensory Overload

    Weligaa ma dareentay inaad dareemahaaga ku hafanaysid? sidee ayaad u maaraysay dareen-ku hafashada? 

    Xilqaddan ayaynu maaraynta dareen ku hafashada kaga hadlaynaa, dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan

    Mon, 26 Jun 2023
  • 48 - Episode 47: Dareen Xakamayn;Emotional Regulation

    Weli ma Iswaydiisay ama ma doontay inaad dareemahaaga xakamayso? Inaad falcelinahaaga adigu falkiso oo aanay si bila qorshe ah kaaga soo fulin? Xilqaddan ayaynu ku qaadaa-dhigaynaa qaabka ugu fudud ee aad u baran kartid Xakamaynta Dareemadaada. 

    Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsan.

    Tue, 06 Jun 2023
  • 47 - Episode 46: Cuqdadda Hoosaynta Q:2aad;Inferiority Complex| Kabasho|

    Waa Qaybtii 2aad ee Cuqdadda Hoosaynta.


    Dhagaysi wanaagsan .

    --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
    Thu, 25 May 2023
Mostra altri episodi