Filtra per genere

Somali Health Podcast

Somali Health Podcast

Mohamed Hassan

Podcast gani wuxu ku saabsan yahay Caafimadka Horumarinta nafta iyo Wacyi galinta.

2 - S1:E1 ;DRSABC Gargaarka dagdaga ah
0:00 / 0:00
1x
  • 2 - S1:E1 ;DRSABC Gargaarka dagdaga ah

    Episode kani wuxu sharaxayaa basic Gargaarka dagdaga ah iyo talaboyinkad marayso markad qof dhaawac ah gargaar dagdag u fidinayso, xuruufta DRSABC waxa loo soo gaabiyay

    D:danger/KHatar

    R:respond/jawaab

    S: send help/ cawimaad dalbo

    A: air way/ Marin habeen

    B: breath/neef mareen

    C: cpr/ dib usoo noolaysinta wadnaha iyo sanbabada...




    --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/mohamed-hassan227/message
    Tue, 22 Nov 2022 - 06min
  • 1 - Hordhac (Trailer)

    hordhacan wuxuu iftiiminayaa podcast gani nuxurkuu xambaarsan yahay muxuu ku saabsan yahay  hadii aad nagu cusub taha nagu soo biir si aaad u la socoto barnaamijkeena isbuuc  laha ah  --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/mohamed-hassan227/message

    Tue, 22 Nov 2022 - 01min