Filtrar por gênero
- 5 - MARKA ARAGGU DACIIFO || MADARI PODCAST ||
Sidee ayaynu u daryeeli karnaa caafimaadka indhaheenna? Episode Madari Podcast, Dr. Shiine waxaynu kaga wada hadlaynaa xaaladda caafimaadka indhaha, caqabadaha bulshada haysta iyo saamaynta isticmaalka moobilka iyo shaashadaha, gaar ahaan habeenkii iyo waqtiyada saamalaylka. Waxaynu sidoo kale taabanaynaa daryeelka indhaha, isbeddellada mustaqbalka laga filayo dhinaca aragga iyo waayo-aragnimooyin uu Dr. Shiine kala kulmay shaqadiisa iyo u adeegidda bulshada. Support the show
Sat, 24 Oct 2026 - 4 - DEEQDA IYO WAX-ISASIINTA SOMALIDA || MADARI PODCAST ||
Sidee ayay Soomaalidu isu kaalmayn jirtay? Episode Madari Podcast, Maxamed Cali Muxumed waxaynu kaga wada hadlaynaa wax-isa-siinta Soomaalida, magacyadeeda iyo kaalintii ay ku lahayd xidhiidhka qoyska, qaraabada, deriska iyo bulshada. Waxaynu eegaynaa dhaqammo ay ka mid yihiin xuddun-xidh, yabadh, dhibaad, yarad, gabbaati, kaalo, maalsiin, qaadhaan iyo marti-soor; sababihii loo samayn jiray iyo macnaha bulsheed ee ka dambeeyay. Waxa kale oo aynu isweydiinaynaa waxa maanta ka sii jira hiddahaa...
Sat, 24 Oct 2026 - 3 - MAAL-GASHO MUSTAQBALKAAGA || MADARI PODCAST ||
Maxay ka dhigan tahay inaad naftaada maalgeliso? Qaybtan Madari Podcast, Prof. Mubaarak Aar waxaynu kaga wada hadlaynaa barashada aqoonta iyo xirfadaha, ilaalinta waqtiga, kobcinta fikirka iyo saamaynta dadka iyo deegaanka aynu ku dhex nool nahay. Waxaynu sidoo kale taabanaynaa caqabadaha dhallinyarada hortaagan iyo sida tallaabooyinka yaryar ee maanta la qaadaa uga qayb qaadan karaan dhismaha mustaqbalka. Qodobbada qaybta: 00:00 — Hordhac 05:01 — Sidee nafta loo maalgeliyaa? 10:51 — Maalgeli...
Sat, 24 Oct 2026 - 2 - SIDEE AYAYNU HAMIGEENNA U RUMAYN KARNAA? || MADARI PODCAT ||
Sidee ayaynu hamigeenna ugu beddeli karnaa waxqabad joogto ah? Qaybtan Madari Podcast, Ali Jama waxaynu kaga wada hadlaynaa farqiga u dhexeeya aqoonta iyo ficilka, go’aan qaadashada, cabsida fashilka iyo sababaha aynu u joojinno hawlaha marka xiisuhu yaraado. Waxa kale oo aynu taabanaynaa waayo-aragnimadiisa, masuuliyadda nafta, maaraynta waqtiga iyo joogtaynta tallaabooyinka yaryar. Qodobbada Episode 04:09 — Waayo-aragnimada qurbaha 08:40 — Buugga Furayaasha Nolosha 13:28 — Ayeeyday ayaa i s...
Sat, 24 Oct 2026 - 1 - QUR’AANKA IYO NOLOSHA CASRIGA AH || MADARI PODCAST ||
Sheekh Cabdirashiid ayaa ka warramaya barashadiisii Qur’aanka, kaalintii waalidkii iyo qoyskiisa, iyo caqabadihii uu soo maray. Waxaan sidoo kale ka wada hadlaynaa tarbiyada Qur’aanka, farriintiisa dhallinyarada, iyo kaalinta akhriskiisa iyo xuska Ilaahay ku leeyihiin degganaanta nafta iyo la tacaalidda walbahaarka. Qodobbada Episode: 01:18 — Sheekh Cabdirashiid sidee ayuu Qur’aanka ku bartay? 06:40 — Barashada Qur’aanka waagii hore 21:32 — Aayadaha sida gaarka ah u saameeya sheekha 26:11 — S...
Sat, 24 Oct 2026
Podcasts semelhantes a Madari Podcast
El Partidazo de COPE COPE
Herrera en COPE COPE
La Linterna COPE
Es la Mañana de Federico esRadio
La noche de Cuesta esRadio
La Trinchera de Llamas esRadio
Hondelatte Raconte Europe 1
Affaires sensibles France Inter
LEGEND Guillaume Pley
CHRONIQUES CRIMINELLES Jacques Pradel - TF1
El colegio invisible OndaCero
La Rosa de los Vientos OndaCero
Les grands dossiers de l'Histoire par Franck Ferrand Radio Classique
Espacio en blanco Radio Nacional
Entrez dans l'Histoire RTL
Le grand récit RTL
Les Grosses Têtes RTL
L'Heure Du Crime RTL
El Larguero SER Podcast
Nadie Sabe Nada SER Podcast
SER Historia SER Podcast
Todo Concostrina SER Podcast
Un Libro Una Hora SER Podcast
HISTORIAS DE LA HISTORIA VIVA RADIO
