Podcasts by Category
- 7 - E6: Ina-Mari Goob lagu dhaqo Geela sidoo kalena lagu Dhamo cunihiisa oo aan Jaanta dhigay!
Aniga Saxiibo aanu ka wada dhaqaaqnay magaaladda hargeysa ayaa jaant dhigay goob lagu dhaqo geela sidoo kalena lagu dhamo caanihiisa, goobta waxa kula kulan dadyow tiro badan oo iyaguna magaaladda kasoo safray si ay u yimaadaan dhamaadka todobaadka. saxiibada socodka igu wehelinayey ayaa iyaguna midh u hor u iman doon codbaahiyaha iyagoo ka jawaaba aqoontooda geela.
Sat, 13 Nov 2021 - 18min - 6 - E5: La kulan Axsaab Maxamuud Cabdilaahi.
Axsaab waa Fanaan hadda jaanta dhigay Ga'gida weyn ee Fanka Soomaalida Waxaanu uu ka warramayaa Fanka halka uu kasoo raacay, Daeenka Heestii Koobaaad ee loo tumo ama lagu ladho muusig iyo falcelintii kaga timid bulshada sidoo kale barnaamijka dhexdiisa waxa uu ku luuqeynayaa heeso hore oo ay lahayeen fanaaniin hore.
Thu, 21 Oct 2021 - 18min - 5 - E4: La kulan Sakariye Cali Jaamac.Wed, 19 May 2021 - 13min
- 4 - E3: Waydiimaha Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Qeybtii 2aad.Thu, 06 May 2021 - 10min
- 3 - E2: Waydiinmaha Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Magaaladda Hargaysa.
Waydiimaha Bisha Barakaysan waa barnaamij aanu bulshada ku dhaqan magaalada hargaysa ku waydiinayno waydiimo diini ah.
Thu, 15 Apr 2021 - 14min - 2 - E1: La kulan Fatuush Arts.
Waa tuma fatuush arts, muxuu yahay xidhiidhka ka dhaxeeya shaqadeeda iyo farshaxanka, qeybtee ayey sida gaarka ah diirada u saartaa? waxay su'aalahaas oo dhan kaga jawaabaysaa barnaamijkan dhagaysi haboon.
Wed, 31 Mar 2021 - 17min - 1 - Hordhaca HirCast
Waa hordhaca codbaahiyaha HirCast oo ah madal kulmin doonta haldoorka dhalinyarada soomaalida iyo soo bandhigida halabuurkooda. Dhugo wax badan!
Sun, 21 Mar 2021 - 00min
Podcasts similar to Hircast
- Global News Podcast BBC World Service
- El Partidazo de COPE COPE
- Herrera en COPE COPE
- The Dan Bongino Show Cumulus Podcast Network | Dan Bongino
- Es la Mañana de Federico esRadio
- La Noche de Dieter esRadio
- Hondelatte Raconte - Christophe Hondelatte Europe 1
- Dateline NBC NBC News
- 財經一路發 News98
- La rosa de los vientos OndaCero
- Más de uno OndaCero
- La Zanzara Radio 24
- L'Heure Du Crime RTL
- El Larguero SER Podcast
- Nadie Sabe Nada SER Podcast
- SER Historia SER Podcast
- Todo Concostrina SER Podcast
- 安住紳一郎の日曜天国 TBS RADIO
- TED Talks Daily TED
- アンガールズのジャンピン[オールナイトニッポンPODCAST] ニッポン放送
- 辛坊治郎 ズーム そこまで言うか! ニッポン放送
- 飯田浩司のOK! Cozy up! Podcast ニッポン放送
- 吳淡如人生實用商學院 吳淡如
- 武田鉄矢・今朝の三枚おろし 文化放送PodcastQR