Filtrer par genre
- 4628 - #119 Talking about hay fever (Med) - Learn English #119: Ku baro Ingiirsi ka hadalka xasaasiyadda (Hay Fever)
Learn English useful for talking about hay fever. Practise everyday phrases for describing symptoms, talking about medicine, and responding kindly when someone has hay fever. - Baro Ingiriisiga loo isticmaalo marka laga hadlayo xasaasiyadda (hay fever). Ku tababaro sida loo sharraxo calaamadaha lagu garto, sida looga hadlo daawooyinka la qaato, iyo sida taageero loogu muujiyo qof ay xasaasiyaddu dhibayso.
Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here.
- Ku tabo-baro weedhaha ku jira qaybtan, ka dibna isku tijaabi inaad ka jawaabto su'aalahan.Mon, 21 Sep 2026 - 11min - 4627 - What are Indigenous Protected Areas in Australia? - Australia Explained: Waa maxay Indigenous Protected Area?
National parks, nature reserves, marine sanctuaries and Indigenous Protected Areas protect different environments and operate under different rules. What makes an Indigenous Protected Area different, and how can you find out whether you are welcome to visit? - IPA waa dhul ama bad ay maamulaan oo ilaaliyaan dadka First Nations ee dhulkaas asal ahaan leh. Ujeeddadu ma aha oo keliya ilaalinta duurjoogta ama deegaanka, balse sidoo kale waa Ilaalinta dhaqanka, goobaha muhiimka ah ee taariikhda iyo diinta, aqoonta dhaqameed, iyo xiriirka dadkaasi la leeyihiin Country (dhulka ay ka soo jeedaan). Dhegeyso, turjumaaddana ka akhriso "Trasncript".
Fri, 18 Sep 2026 - 09min - 4626 - SBS Somali News: Warka Australiya iyo Caalamka ee Jimce 18 September 2026Fri, 18 Sep 2026 - 08min
- 4625 - Somalia News: Warka Soomaaliye ee Jimce 18 September 2026
Warkii soomaaliya ee aan maanta oo Jimce ah, 18 September 2026 ka helnay Muqdisho, halkan ka dhegeyso.
#sbsaudiopodcastFri, 18 Sep 2026 - 08min - 4624 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 17 Septmeber 2026Thu, 17 Sep 2026 - 04min
- 4623 - Waraysi (Ku Celis): Dr Omar Elmi- Cudurka Cagaarshowga Wax Ka Ogow. Daawo Ma Leeyahay?
Cudurka Cagaarshowga iyo mucluumaadkiisa waxaa inoo qeexay Dr Omar Salaad Elmi oo horey waraysigan u siiyey laanta Af-Soomaaliga ee SBS. Soomaalida ma ku dhacaa? Daawo ma leeyahay? Halkan ka dhegeyso.
#sbsaudiopodcastThu, 17 Sep 2026 - 09min - 4622 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 16 September 2026Wed, 16 Sep 2026 - 09min
- 4621 - Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 16 September 2026
Wararkii Soomaalia oo saaka oo Jimce ah naga soo gaarey Muqdisho halkan ka dhegeys. Waxaa ka mid ah, xisbiga Towfiiq oo af-celyey in, sida ay sheegeen, laga reebay doorashooyinka ku celiska ah ee Galmudug.
#sbsaudiopodcastWed, 16 Sep 2026 - 08min - 4620 - Sida Lacag Ururintu U Dardargelin Karto Cilmi-Baarista Caafimaadka
Daawooyin badan iyo daryeel caafimaad oo maanta la isticmaalo waxay ka soo bilowdeen cilmi-baaris. Laakiin cilmi-baarayaashu waxay sheegeen in deeqaha iyo lacag ururintu ay door muhiim ah ka ciyaaraan sii wadista cilmi-baarista caafimaadka, maadaama kharashka cilmi-baaristu ka badan yahay maalgelinta ay dowladdu bixiso.
#sbsaudiopodcastTue, 15 Sep 2026 - 07min - 4619 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 15 September 2026
Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo Caalamka ee maanta oo Talaado ah, 15 September 2026
#sbsaudiopodcastTue, 15 Sep 2026 - 03min - 4618 - Wax Ka Ogow Xanuunno-xilliyeedka Xilligan Spring-ka
Dad badan ayaa u qaata in xilligii hargabku dhammaaday, marka xilliga Winter-ku dhammaado. Hase yeeshee, sida uu sheegayo Dr Michael Wright, fayrasyada neef-mareenka ku dhacaa, kuma koobna Winterka oo keliya. Warbixintan ayaa ku faahfaahinaysa.
#sbsaudiopodcastTue, 15 Sep 2026 - 09min - 4617 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 14 September 2026
Wararkii Australia iyo Caalamka ee maanta oo Insiin ah, 14 September, halkan ka dhegeyso.
#sbsaudiopodcastMon, 14 Sep 2026 - 04min - 4616 - Friday Somai Program: Barnaamijkii Jimcaha ee 11 September 2026 oo Dhan
Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha 11 September 2026 oo dhammaystiran laakiin laga reebay xayaysiiska.
#sbsaudiopodcastMon, 14 Sep 2026 - 45min - 4615 - Travelling safely in rural and remote Australia - Australia Explained: Gaarigaaga Si Ammaan Ah Ugu Dalxiis Dhulalka Fog-fog ee Australia
Australia is a vast and diverse country to explore, but driving in rural and remote areas can involve conditions you may not encounter in cities. Knowing what to expect and how to prepare can help you travel more safely and confidently. - Miyiga iyo dhulka fogfog ee Australia waxaa ku yaalla goobo badan oo mudan in la booqdo. Inaad ogaato waxa ku sugaya iyo sida aad ugu diyaar garoobi karto safarka ayaa kaa caawin karta inaad si ammaan iyo kalsooni leh ku safarto. Ka dhegeyso qaytan Australia Explained.
Fri, 11 Sep 2026 - 12min - 4614 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 11 September 2026Fri, 11 Sep 2026 - 10min
- 4613 - Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 11 September 2026
Wararkii Soomaaliya ee saaka oo Jimce ah naga soo gaarey Muqdisho, halkan ka dhegeyso.
#sbsaudiopodcastFri, 11 Sep 2026 - 07min - 4612 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 10 September 2026Thu, 10 Sep 2026 - 04min
- 4611 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 9 September 2026Wed, 09 Sep 2026 - 10min
- 4610 - Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 9 September 2026Wed, 09 Sep 2026 - 09min
- 4609 - Waraysi: Wefti Ka Socda Jaamacadda Cammuud oo Soo Booqday Australia
Dhegeyso waraysigii Guddoomiyaha Jaamacadda Cammuud, Dr. Mohamed Muse Jibril (PhD) iyo Agaasimaha Xiriirka Caalamiga iyo Mashaariicda jaamacadda Cammuud, Mohamed Heban Awale oo socdaal shaqo ku yimid dalka Australia.
Tue, 08 Sep 2026 - 25min - 4608 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 7 September 2026Mon, 07 Sep 2026 - 03min
- 4607 - #118 Losing a job (Med) - Learn English #118 Marka Aad Shaqo Ka Tegeyso
Learn English for talking about losing your job. Practise ways to explain workplace changes and sympathetic responses to someone who has had bad news. - Ku baro Ingiriisi sida looga hadlo marka aad shaqo ka tegeyso. Ku tabo-baro sida loo qeexo isbeddellada ka dhaca goobaha shaqada, iyo sida suubbban ee loogu jawaabo qof ka tegeya shaqada.
Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here.
- Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here.Mon, 07 Sep 2026 - 11min - 4606 - Prostate cancer in Australia: Testing, treatment and support - Australia Explained: Kansarka Prostate-ka - Baaritaanka, Daaweynta iyo Taageerada La Helo
About one in five Australian men will be diagnosed with prostate cancer in their lifetime. Understanding the prostate, your risk and the options for testing can help with early detection and treatment. In this episode of Australia Explained, learn about prostate cancer, PSA testing, treatment and support. - Ku dhowaad shantii nin ee Australia ku noolba hal nin ayaa kansarka qanjirka prostate-ku dhacaa waqti ka mid ah noloshiisa. Fahamka halista jirta iyo fursadaha baaritaanka ayaa ka caawin kara in kansarka goor hore la ogaado lana daaweeyo. Qaybtan Australia Explained ka dhageyso warbixin ku saabsan kansarka qanjirka prostate-ka, baaritaanka PSA, daaweynta iyo taageerada la heli karo.
Fri, 04 Sep 2026 - 13min - 4605 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 4 September 2026Fri, 04 Sep 2026 - 11min
- 4604 - Somali News: Warka Soomaaliya ee Jimce 4 September 2026Fri, 04 Sep 2026 - 09min
- 4603 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 3 Septmeber 2026Thu, 03 Sep 2026 - 04min
- 4602 - #117 Borrowing books at the library (Med) - Learn English Ep. 117 Sida book looga soo amaahdo masxafka (Library)
Learn English useful for visiting a library. Practise everyday phrases for returning borrowed items, asking about late fees and due dates, renewing items, reserving titles, and using the library catalogue. - Baro Ingriisi kaa caawisa inaad buugka soo amaahato masxafka ( Library). Ku tabo-baro erayada iyo weedhaha loo isticmaalo in buug laga soo amaahdo ama dib loogu celiyo library-ga iyo sida loo yiraahdo, khidmadda ganaaxa, taariikhda soo celinta, cusboonaysiinta muddada amaahda buugga iwm.
Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here. - Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here.Thu, 03 Sep 2026 - 15min - 4601 - Dib-U- Dhaca Fiisayaasha Lammaanaha oo Qoysas Kala Fogeeyey
Muddada ay qaadato in laga soo jawaabo codsiyada fiisayaasha lammaanahaa ayaa sii kordhaysa, iyado dhinaca kalena ay xukuumadda Labor-ku ku howlan-tahay, cadaadisna kala kulmayso sidii loo yarayn lahaa tirada dadka dalka u soo guuraya. Waxaana jira cabsi laga qabo in is-beddellada nidaamka socdaalku ay sii adkeeyaan fiisayaasha. Ka dhegeyso halkan.
Wed, 02 Sep 2026 - 09min - 4600 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 2 September 2026Wed, 02 Sep 2026 - 10min
- 4599 - Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 2 September 2026Wed, 02 Sep 2026 - 10min
- 4598 - Dhimashooyinka Ka Dhasha Daroogada oo Australia Aad Ugu Kordhay. Maxaa laga beddeli karaa?
Warbixin sannadle ah oo ay soo saartay hay’adda Penington Institute ayaa muujinaysa in 2,596 qof ay sannadkii 2024 u dhinteen maandooriye, iyadoo inta badan dhimashooyinkaas ay ka dhasheen daroogo si aan ula kac ahayn loo qaatay.
Tue, 01 Sep 2026 - 08min - 4597 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 01 September 2026Tue, 01 Sep 2026 - 04min
- 4596 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 31 August 2026Mon, 31 Aug 2026 - 03min
- 4595 - SBS Somali Friday Program: Ku Soo Cesho Barnaamijka Jimcaha 28 August 2026 oo DhanMon, 31 Aug 2026 - 47min
- 4594 - How can my child learn about Indigenous Australia? - Australia Explained: Sidee carruurta loogu bari karaa dhaqamada First Nations?
Supporting your child’s connection with the world’s oldest continuing living culture is one of the greatest gifts you can offer them while raising them in Australia. But if you’re new to the country, you may be unsure where to begin. Here are some starting points and ideas to help you and your child learn about Aboriginal and Torres Strait Islander peoples, cultures and history. - Qof kasta oo Australia ku nool, ha ahaado qof dalka ku dhashay ama qof dibadda ka yimid, wuxuu qayb ka yahay geeddi-socodka dib-u-heshiisiinta ee Australia weli ku jirto. Haddii aad tahay waalid Australia ku cusub, halkan ka hel talooyin kaa caawiya, in adiga iyo carruurtaaduba aad wax ka barataan dadka asaliga ah Australia, dhaqankooda iyo taariikhdooda.
Fri, 28 Aug 2026 - 10min - 4593 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 28 August 2026Fri, 28 Aug 2026 - 10min
- 4592 - Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 28 August 2026Fri, 28 Aug 2026 - 08min
- 4591 - Waraysi: Guddoomiyaha Global Somali Diasporta Jawahir Dahir
Jawahir Dahir oo ah guddoomiyaha ururka Global Somali Diaspora (GSD) ayaa ka warrantay guud ahaan ujeeddooyinka iyo howlaha ururka iyo gaar ahaan shirweynaha ururka ee 2026 oo sannadkan ka dhacaya magaalada Brisbane ee dalka Australia.
Thu, 27 Aug 2026 - 14min - 4590 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 27 August 2026Thu, 27 Aug 2026 - 04min
- 4589 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 26 August 2026Wed, 26 Aug 2026 - 10min
- 4588 - Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 26 August 2026
Warka Soomaaliya ee Arbacada waxaa ka mid ah, Maxakamadda Sare ee Soomaaliya oo amartay in doorashooyinkii Galmudug aanay waafaqsanayn dastuurka isla-markaana dib loogu celiyo.
Wed, 26 Aug 2026 - 09min - 4587 - Waraysi: Keyf Maxamed oo Ka Warraymaysa Buug ay Qortay Si Carruurta Loogu Baro Af-Soomaali
Dhegeyso Waraysiga Keif Maxamed oo qortay buug ay ugu talo gashay in carruurta Soomaaliyeed iyo qofkii aan Af-soomaali aqoonba ay ka bartaan.
Tue, 25 Aug 2026 - 09min - 4586 - SBS Somali News: Warka Austarlia iyo Caalamka ee Talaado 25 August 2026Tue, 25 Aug 2026 - 04min
- 4585 - Hadda is Diyaariya: Maamullada oo Xilliga Spring-ka Ka Digey Khatar Weyn oo Dab-kaymeedyo
Dadka Australiya ayaa loogu baaqayaa inay hadda isu diyaariyaan xilliga-Spring-ka oo laga yaabo inuu ka kululaado kuwii hore, iyadoo meelo badan oo dalka ka mid ah laga saadaalinayo dab-kaymeedyo khatar leh.
Mon, 24 Aug 2026 - 09min - 4584 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 24 August 2026Mon, 24 Aug 2026 - 04min
- 4583 - Birth and pregnancy care options in Australia - Australia Explained: Fursadaha Daryeelka Uurka iyo Dhalmada ee Australia
If you're first-time parents in Australia, choosing where and how to give birth can feel overwhelming. Whether you go through the public or private health system, it is important to understand your options and know where to reach out for advice to make the right decision for you and your baby. - Haddii aad markii ugu horreysay hooyo noqonayso , halka iyo sida aad u umuli lahayd waa go’aan aanay sahlanayn. Australia waxaa ka jira, dhowr nooc oo daryeelka uurka iyo dhalmada ah oo aad kala dooran karto. Waxaana ka mid ah adeegyada caafimaadkd dadweynaha ama kuwo gaar loo leeyahay. Sidaas darteed, waa muhiim inaad fahamto fursadaha kuu bannaan iyo meesha aad ka heli karto talo, si aad u doorato waxa adiga iyo ilmahaaga idiin habboon
Fri, 21 Aug 2026 - 13min - 4582 - SBS Somali News: Warkii Australia iyo Caalamka ee Jimce 21 August 2026
Madaxweynah Maraykanka Donald Trump ayaa Iran ugu hanjebey dagaal dhaqaale. Dowladda dhexe ee Australia-na waxaa loogu baaqay inay xuquuqda Aadamaha ka dhigto xuddunta sharciyada dalka. Halkan ka dhegeyso warka maantan.
Fri, 21 Aug 2026 - 08min - 4581 - Somalia News: Warka Soomaaliya Jimce 21 August 2026
Warka Soomaaliya ee Jimice 21 August 2026 waxaa ka mid ah culumo soomaaliyeed oo ku baaqay in la joojiyo dhul-boobka laga sheego Muqdisho. Halkan ka dhegeyso.
Fri, 21 Aug 2026 - 09min - 4580 - Waalidiin Maxakamad La Aadey Shirkadda Meta ee Leh Facebook
Labaatan iyo sagaal ka mid ah gobollada Maraykanka ayaa dacwad kusoo oogey Shirkadda Meta , iyagoo ku eedeynaya shirkadda, inay si ula kac ah u qaabaysay qaar ka mid ah adeegyadeeda Facebook iyo Instagram, si ay carruurta iyo dhallinyaradu ula qabatimaan, iyadoo aanay qaddaren halista caafimaad ee kaga imaan-karta carruurta.
Thu, 20 Aug 2026 - 12min - 4579 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka Khamiis 20 August 2026Thu, 20 Aug 2026 - 03min
- 4578 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka Arbaco 19 August 2026Wed, 19 Aug 2026 - 12min
- 4577 - Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 19 August 2026
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud oo ka qudbeeyey Gaal-kacyo iyo mucaaradka oo mar kale ku eedeeyey dhul-boob. Halkan ka dhegeyso warkii Soomaaliya naga soo gaarey maanta oo Arbaco ah.
Wed, 19 Aug 2026 - 09min - 4576 - Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka oo heshiis ka gaaray xeerarka xayeysiisyada khamaarka
Wax-ka-beddelkii xeerarka xayaysiinta khammaarka ayaa la filayaa in la meel-mariyo ka dib markii ay dowladda iyo xisbiga Coalition-ku heshiis ka gaareen. Dhinaca NDIS-na hoggaaamiyaha mucaaradka Angus Taylor ayaa shuruud ku xidhay si ay u taageeraan. Halkan ka dhegeyso.
Wed, 19 Aug 2026 - 10min - 4575 - Dheeman malaayiin sano ku samaysmi jirey oo hadda laba toddobaad lagu sameeyo
Qiimaha dheemanka dabiiciga ah ayaa hoos u dhacay, halka dhinac kalena dheemanka shaybaarka lagu sameeyo uu si weyn u soo caanbaxay. Toddoobaadyo gudohood ayaa lagu soo saari karaa dheemman waaweyn oo tayo leh. Xitaa qofkii khabiir ahi indhihiisa kuma kala garan karo dheemanka dabiiciga ah iyo kan shaybaarka lagu sameeyey. Halkan ka dhegeyso.
Tue, 18 Aug 2026 - 10min - 4574 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 18 August 2026Tue, 18 Aug 2026 - 05min
- 4573 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 17 August 2026Mon, 17 Aug 2026 - 05min
- 4572 - SBS Firday Somali Program: Barnaamijkii Jimice 14 August 2026 oo dhammaystiran
Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha 14 August 2026 oo dhammaystiran oo laga reebay xayaysiisyadii.
Mon, 17 Aug 2026 - 43min - 4571 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 14 August 2026Fri, 14 Aug 2026 - 12min
- 4570 - Dowladda oo malaayiin ku maalgelinaysa guryaha dhibbanayaasha tacaddiyada — ma ku filan tahay?
Dowladda Australia ayaa sheegtay inay lacag dhan 308 milyan oo doollar ku maalgelinayso xalal dhinaca guryaha ah, si haweenka iyo carruurta tacaddiyada ka cararaya loo caawiyo. Balse dadka dhaliila dowladda ayaa sheegay in loo baahan yahay wax intaa ka badan.
Fri, 14 Aug 2026 - 11min - 4569 - Somalia News: Warka Soomaaliya Jimce 14 August 2026Fri, 14 Aug 2026 - 07min
- 4568 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 13 August 2026Thu, 13 Aug 2026 - 04min
- 4567 - Census Wrap Up: Weli waad buuxin kartaa tiro-koobka si aad uga fakato ganaax
Mas’uuliyiinta hay’adda ABS ayaa sheegay in ay dadka aan weli buuxinnin formka tiro-koobka lasoo xiriiri doonaan toddobaadkan. Qofkii si ula-kac ah u diida inuu ka qaybqaato tiro-koobkuna wuxuu mutaysan karaa, bay yiraahdeen, ganaax dhan $364 maalin walba.
Thu, 13 Aug 2026 - 07min - 4566 - Can you pick fruit from someone's garden? - Australia Explained: Khudaar ma goosan kartaa geed qof kale leeyahay?
Walking through an Australian suburb, you might spot everything from curry leaves and lemons to tomatoes and herbs growing in front gardens or on verges. But is it legal to pick it? This guide explains when it's legal to pick produce, why permission matters, and how community gardens offer another way to grow your own food. - Weli adigoo jidka lugaynaya ma kusoo baxday midho la cuno oo ku yaalla geed ka baxay guri iyo jid dhexdood? Dabcan dhulkaas waxaa maamusha dowladda hoose? Miraha ku yaalla geedkaas ma goosan kartaa idam-la'aan? Haddiise aad ku jirto guryaha dabaq-yada sidee baad u beeran kartaa khudaar? Qaybtan Austarlia Explained ka dhegeyso waxa sharcigu ka qabo.
Wed, 12 Aug 2026 - 11min - 4565 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 12 August 2026Wed, 12 Aug 2026 - 11min
- 4564 - Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 12 August 2026
Warkii Soomaaliya ee maanta oo Arbaco ah halkan ka dhegeyso. Abdi-Janan oo Jubbaland dib ugu laabtay baa ka mid ah.
Wed, 12 Aug 2026 - 09min - 4563 - SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 11 August 2026Tue, 11 Aug 2026 - 03min
- 4562 - Saddex Khatarood: Qodobbada ka dambeeya Spring-ka kulul ee Australia
Markii ugu horreysay muddo toban sano ah, waxaa gobolkan ay Australia ka mid tahay, ka jira xaaladda la yiraahdo El Niño aad u xooggan, waana markii ugu horreysay muddo toban sano ah oo xaalad sidan u xooggan la arko. Xilliyada Spring iyo Summer-ka ayaa la saadaalinayaa inay noqdaan kuwo intii ore ka kulul kana qallalan, isla-markaana ay halista dab-kaymeedyaduna badan karto.
Mon, 10 Aug 2026 - 09min - 4561 - SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 10 August 2026.
Halkan ka dhegeyso qodobbo ka mid ah wararkii Australia iyo Caalamka ee maanta oo Isniin ah 10 Ausgust 2026.
Mon, 10 Aug 2026 - 03min - 4560 - Friday Program Full: Barnaamijkii Jimcaha oo dhammaystrian
Halkan kaga soo cesho barnaamijkii Jimcaha 7 August 2026 oo dhammaystiran oo laga reebay xayaysiisyadii.
Mon, 10 Aug 2026 - 47min - 4559 - What are my rights if stopped by police in Australia? - Australia Explained: Waa maxay xuquuqdaydu haddii booliiska Australia i joojiyo?
Police officers have a range of operational powers they can exercise under legislation, including to ask questions, give ‘move on’ directions and conduct searches. Here’s what you need to know about your basic rights and obligations in a police interaction. - Booliiska Australia waxay leeyihiin awoodo kala duwan oo sharcigu u oggol yahay inay isticmaalaan, sida inay su’aalo ku weydiiyaan, inay kugu amraan inaad goob ka dhaqaaqdo, ama inay ku baaraan. Halkan waxaannu kuugu sharraxaynaa xuquuqdaada aasaasiga ah iyo waajibaadka ku saaran marka aad boolis la macaamilayso.
Fri, 07 Aug 2026 - 11min - 4558 - SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 7 August 2026Fri, 07 Aug 2026 - 11min
- 4557 - Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 7 August 2026Fri, 07 Aug 2026 - 09min
- 4556 - Waraysi: Ubah Gabris oo qeexday muhimmadda in aad is tiro-koobto
Ubah Gabris, oo ah madaxa ururka Somali Council of New South Wales, ayaa ka warramaysa muhimmadda ay dadka Soomaaliyeed ee Australia deggan u leedahay inay si buuxda uga qayb qaataan Tiro-koobka (Census) 2026 oo dhici doona Talaadada 11 August 2026.
Thu, 06 Aug 2026 - 11min - 4555 - SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka Khamiis 6 August 2026Thu, 06 Aug 2026 - 05min
- 4554 - #116 Visiting a vet (Med) - Learn English #116: Booqashada dhakhtarka xayawaanka
Learn English useful for talking about your sick pet. Practise everyday phrases for explaining when an animal is not eating, drinking, or acting normally. - Baro erayo iyo weedho la isticmaalo marka aad rabbaayaddaada dhakhtar u geyso. Ku tabo-baro weedhaha maalinlaha ah ee lagu sheego in aanu rabbaayaddaadu cuntada cunahayn, biyaha cabbaynin ama uu ka duwan yahay sidii caadiga ahayd.
Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here.
- Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here.Wed, 05 Aug 2026 - 15min - 4553 - SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 5 August 2026Wed, 05 Aug 2026 - 09min
- 4552 - Dab-kaymeedyadu ma aha khatarta keliya; qiiqa ka dhasha ayaa dadka dili kara
Marka uu dab-kaymeend ku isku fidiyo dhul ballaaran, wuxuu keenaa muuqaal cabsi leh, laakiin saynisyahannadu waxay leeyihiin khatarta ugu weyniba ma aha dabka qudhiisa — balse waa tahay qiiqa ka dhasha oo si weyn u saameyn kara caafimaadka dadka.
Wed, 05 Aug 2026 - 08min - 4551 - Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 5 August 2026
Xisbi kasoo hor-jeestey natiijadii doorashada Galmudug iyo Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo ka hadlay khayraadka Badda Soomaalieed iyo sida ay muhiim u tahay in laga faa'iidesto ayaa ka mid ah wararka Muqdisho naga soo gaarey maanta oo Arbaco ah.
Wed, 05 Aug 2026 - 09min - 4550 - SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 4 August 2026Tue, 04 Aug 2026 - 04min
- 4549 - Warbixin muujisay in siyaasadaha "Closing the Gap" ay weli ku fashilmayaan carruurta First Nations
Waxaa hadda la marayaa kala badhka muddadii la rabey in lagu dhammeeyo heshiiska 'Glosing the Gap'. Laakiin hal keliya oo ka mid ay 19-kii yool ee lagu dejijey heshiiska ayaa u socda sidii loo qorsheeyey. Maxaa dhacay? Halkan ka ogow.
Tue, 04 Aug 2026 - 12min - 4548 - SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 3 August 2026Mon, 03 Aug 2026 - 05min
- 4547 - How to answer the 2026 Census English proficiency question | Bonus episode - Learn English: Sida looga jawaabo su'aasha aqoonta Ingiriisiga ee Tirakoobka Dadweynaha 2026
How do you choose between "not well", "well" and "very well" when the Census asks about your English? Honorary Professor Lynda Yates explains what these answers mean in everyday life, why perfect grammar isn't the goal, and how to assess your English with confidence. - Marka Tirakoobka Dadweynaha ee 2026 uu ku weydiiyo heerka aqoontaada Ingiriisiga, sidee ku dooranaysaa jawaabaha "not well", "well" ama "very well"? Halkan ka ogow sida saxda ah ee looga jawaabo.
Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here.
- Ku tabo-baro weedhaha ku jira casharkan, Wixii aad ka baratay casharkana ku tijaabi halkan.Mon, 03 Aug 2026 - 13min - 4546 - SBS Somali Friday Program: Barnaamijkii Jimce 31 July 2026 oo dhammaystiran
Halkan kaga soo cesho barnaamijkii Jimcaha 31 July 2026 oo dhammaystiran. Warar iyo warbixinno muhiim ah ayaad ka helaytsaa.
Mon, 03 Aug 2026 - 44min - 4545 - What is the Garma Festival and why is it important? - Australia Explained: Waa maxay Garma Festival, maxayse muhiim u tahay?
The Garma Festival is Australia’s largest Indigenous cultural gathering where thousands of people travel to a remote town in Nhulunbuy on northeast Arnhem Land in the Northern Territory. Here's what happens at Garma and who can attend. - Garma Festival waa kulan-dhaqameedka ugu weyn ee Australia ee dadka dhulka loogu yimid. Kumannaan dad ah ayaa sannadikiiba mar u socdaala tuulo fog oo la yiraahdo Nhulunboy oo ku taalla gobolka Northeast Arnhem Land ee Northern Territory. Halkan ka baro waxa halkaa ka dhaca iyo cidda ka soo qayb gasha.
Fri, 31 Jul 2026 - 11min - 4544 - SBS News Somali: Wararkii Australia iyo Caalamka Jimce 31 July 2026Fri, 31 Jul 2026 - 11min
- 4543 - Somalia News: Warka Soomaaliya Jimce 31 July 2026
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo dhaleeceeyey xukuummadda Xasan Sh. Maxamuud, Ra'iisal-Wasaare ku xigeen Saalax Jaamac oo ka hadlay doorashada Galmudug iyo Firdhiye oo ka qudbeeyey Laascaanood ayaa ka mid ah wararka maanta ee Soomaaliya.
Fri, 31 Jul 2026 - 09min - 4542 - Bangiga Dhexe: Dad badani ma fahmaan sababta dulsaarka loo kordhiyo
In kast a oo sicir-bararka uu guud hoos u dhacay, haddana cabbirka uu Bangiga Dhexe si gaar ah u eegto ayaa weli muujinaya in kororka qiimuhu ka sarreeyo heerka uu bangigu doonayo. Taasi waa sababta weli loo hadal hayo suurtagalnimada in dulsaarka wax laga beddelo.
Fri, 31 Jul 2026 - 07min - 4541 - SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 30 July 2026Thu, 30 Jul 2026 - 04min
- 4540 - SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamaka ee Arabaco 29 July 2026
Wararkii Australia iyo Caalamka ee Arbaco 29 July 2026 halkan ka dhegeyso. Bangiga dhexe ee Australia oo farta ku haya badhanka kordhinta dulsaarka iyo Iran oo gantaalo ku weerarttay saldhigyada ciidammada Maraykanka ee Khaliijka ayaa ka mid ah wararka.
Wed, 29 Jul 2026 - 10min - 4539 - Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 29 July 2026Wed, 29 Jul 2026 - 08min
- 4538 - Maxaa dhaca marka dhuxusha laga guuro loona wareego tamarta la cusboonaysiin karo?
Gobolka Hunter ee New South Wales wucuu muddo dheer ku tiirsanaa qodiddda dhuxul-dhagaxda iyo warshadaha korontada dhaliya. Maaddaama'se ay Australia si tartiib-tartiib ah ugu guurayso tamarta la cosboonaysiin karona, ayaa bulshada deegaankaasi isku deyeysaa inay goobihii hore ee dhuxusha si kale uga faa'iideystaan, iyadoo laga dhisi doono xurumo cusub oo tamarta lagu kaydiyo iyo in la helo shaqooyin beddela kuwii dhuxul-qodidda.
Wed, 29 Jul 2026 - 09min - 4537 - SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 28 July 2026
Premier-ka Victoria Jacinta Allan oo is-casishey ayaa ka mid ah wararka Australia iyo Caalamka ee maanta oo Talaado ah.
Tue, 28 Jul 2026 - 05min - 4536 - SBS News Somali: Warka Isniin 27 July 2026Mon, 27 Jul 2026 - 05min
- 4535 - SBS Somali Program Full: Barnaamijkii Jimce 24 July 2026 oo dhammaystiran
Halkan kaga soo cesho barnaamijkii Jimcaha 24 July 2026 oo dhammaystiran. Wararkii Australia, Caalamka iyo Soomaaliya ayaa ka mid ah waxyaabaha kuugu diyaar ah.
Mon, 27 Jul 2026 - 47min - 4534 - #115 Working on the side (Med) - Learn English #115 Qabashada shaqo-doceed laga helo dakhli dheeraad ah
Learn English useful for talking about side hustles and earning extra income. Practise everyday phrases for describing additional work, managing responsibilities, and talking about money. - Baro Ingiriis faa'iido u leh ka-hadalka shaqo-doceedka laga helo dakhli dheeraad ah. Ku tabo-baro erayada maalin-laha ah ee loo adeegsado shaqooyinka dheeraadka ah, maareynta mas'uuliyadaha, iyo ka-hadalka lacagta.
Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here.
- Ku cel-celi erayada iyo weedhaha aad ka baratay casharaka oo ka jawaab su'aalahan.Mon, 27 Jul 2026 - 11min - 4533 - When can my teenager start work in Australia? - Australia Explained: Goorma Ayay Carruurtaadu Shaqo Ka Bilaabi Karaan Australia?
Teenagers in Australia can undertake paid work under certain restrictions, with general employment rights also protecting young workers. Here’s what you need to know as a parent or guardian of a worker under 18. - Carruurta da'doodu ka yar tahay 18 sannadood way ka shaqayn karaan Australia, waase inay raacaan xeerar waxayna leeyihiin xuquuq shaqaale. Qaybtan Australia Explained waxay waalidiinta iyo masuuliyiinta carruurta u sharxaysaa waxa ay tahay inay ogaadaan si shaqada ugu horreysa ee ubadkoodu u noqoto mid ammaan ah oo waxtar leh.
Fri, 24 Jul 2026 - 10min - 4532 - SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka Jimce 24 July 2026Fri, 24 Jul 2026 - 12min
- 4531 - Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 24 July 2026Fri, 24 Jul 2026 - 09min
- 4530 - #114 Talking about the Census and data security (Med) - Learn English#114: Ka Hadalka Tirokoobka iyo Aminga Xogta
Learn English useful for talking about the Census, data security, and protecting personal information. Practise everyday phrases for expressing concern, explaining risks, and talking about how data is kept safe. - Ku baro Ingiirisi sida looga hadlo ama looga sheekeysto tirokoobka (Cenus) iyo sida loo xafido xogta. Ku tabo-baro erayo iyo weedho loo isticmaalo, walaaca aad ka qabi karto tiro-koobka, qeexidda waxyaalaha khaldami kara iyo sida xogta/macluumaadka qofka loo xafido.
Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here.
- Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here.Fri, 24 Jul 2026 - 11min - 4529 - SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 23 July 2026
Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay inay toogteen Maraakiib uu Sacuudigu leeyahay oo ah nooca saliidda cayriin.
Thu, 23 Jul 2026 - 04min
Podcasts similaires à SBS Somali - SBS Afsomali
El Partidazo de COPE COPE
Herrera en COPE COPE
La Linterna COPE
Es la Mañana de Federico esRadio
La noche de Cuesta esRadio
Hondelatte Raconte Europe 1
Au Coeur du Crime Europe1
Affaires sensibles France Inter
LEGEND Guillaume Pley
El colegio invisible OndaCero
La Rosa de los Vientos OndaCero
Les grands dossiers de l'Histoire par Franck Ferrand Radio Classique
Espacio en blanco Radio Nacional
Enquêtes criminelles RTL
Entrez dans l'Histoire RTL
Le grand récit RTL
Les Grosses Têtes RTL
Les histoires incroyables de Pierre Bellemare RTL
L'Heure Du Crime RTL
El Larguero SER Podcast
SER Historia SER Podcast
Todo Concostrina SER Podcast
Un Libro Una Hora SER Podcast
HISTORIAS DE LA HISTORIA VIVA RADIO
Autres podcasts de Société et Culture
Conversations ABC Australia
Casefile True Crime Casefile Presents
Forensic Files HLN
The Diary Of A CEO with Steven Bartlett DOAC
Ukraine: The Latest The Telegraph
Forbidden History Like A Shot Entertainment
Barangay Love Stories Barangay LS 97.1 Manila | GMA Network Inc.
Unexplained iHeartPodcasts
Late Night Live — Full program podcast ABC Australia
Australia All Over ABC Australia
Stuff You Should Know iHeartPodcasts
The Best of Coast to Coast AM iHeartPodcasts and Coast to Coast AM
Forensic Files II HLN
Life Uncut LiSTNR
Australian Histories Podcast Australian History retold by AHP
2 Worlds Collide Podcast Sam Bamford
The Economy, Stupid ABC Australia
Papa Dudut Stories Papa Dudut | TAGM Marketing Solutions Inc.
Dear MOR MOR Entertainment
James O'Brien's Mystery Hour Global
