Nach Genre filtern
- 4712 - Be prepared for snake season in Australia - Isu-Diyaari Xilliga Ay Masasku Firfircoon yihiin ee Australia
Snakes are often seen in Australia in spring and summer. You may also see one at other times of year, depending on the weather. Here are some expert tips on snake behaviour and what to do if you see one. - Masaska ayaa inta badan lagu arkaa Australia xilliyada Spring-ka iyo Summer-ka. In kasta oo ay cimilada ku xiran tahayna, waa suurto-gal in xilliyada kalena la arko. . Qeybtan Australia Explained, khubaro ayaa ka hadlaya hab-dhaqanka masaska iyo waxa aad samaynayso haddii aad mid aragto.
Tue, 10 Nov 2026 - 11min - 4711 - Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 10 November 2026Tue, 10 Nov 2026 - 04min
- 4710 - Xaflad Lagu Maamuusay Dhallinyaro Soomaaliyeed oo Ku Biirtay Ciidanka Booliiska Victoria
Halkan ka dhegeyso macluumaadka xaflad si hufan loo soo bandhigay oo lagu soo dhoweeyey dhallin-yaro Soomaaliyeed oo ku biiray ciidanka booliiska Victoria. Hoggamiyayaal bulsho, saraakiil sare oo ka tirsan booliiska Victoria iyo marti-sharaf kale ayaa ka soo qayb galay.
#sbsaudiopodcastMon, 09 Nov 2026 - 12min - 4709 - Warka Australia Iyo Caalamka ee Isniin 9 November 2026
Warka Australia iyo Caalamka ee maanta oo Isniin ah, 9 November 2026, halkan ka dhegeyso.
#sbsaudiopodcastMon, 09 Nov 2026 - 03min - 4708 - Somali Friday Program: Barnaamijkii Jimce 6 November 2026 oo Dhammaystiran
Barnaaamijkii Jimce 6 November 2026 oo dhammaystiran halkan kaga soo cesho. Wararkii Australia iyo caalamka, kuwii Soomaaliya iyo waraysi ku saabsan doorashada Victoria ee 2026 ayaa ka mid ah.
#sbsaudiopodcastMon, 09 Nov 2026 - 43min - 4707 - Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 6 November 2026Fri, 06 Nov 2026 - 10min
- 4706 - Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 6 November 2026Fri, 06 Nov 2026 - 08min
- 4705 - Dhallinyarada Australia oo Ka Tanaasulaya Inay Carruur Dhalaan
Heerka dhalmada carruurta ee Australia oo awelba hooseeyey ayay haddana dhallinyarada Australia u muuqdaan inay ka tanaasulayaan inay carruur dhallaan. Sababaha ka dhegeyso halkan.
#sbsaudiopodcastThu, 05 Nov 2026 - 09min - 4704 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 5 Nov 2026Thu, 05 Nov 2026 - 04min
- 4703 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 4 November 2026Wed, 04 Nov 2026 - 10min
- 4702 - Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 4 November 2026Wed, 04 Nov 2026 - 09min
- 4701 - Waraysi - Dr Mohamed Abbas Oo Ka Warramaya Doorashada Victoria ee 2026
Dr Mohamed Abbas oo ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ee deggan Gobolka Victoria - Australia, ayaa si guud uga warramay sababaha bulshada Soomaaliyeed ee Victoria muhiim ugu tahay inay ka codeeyaan doorashada. Qofkee ayay ku waajijbtey? Qofka aan socon karin, ama gobolka ka maqan sidee u codeynayaa. Macluumaadkaas oo dhan waraysigan ka dhegeyso.
#sbsaudiopodcastMon, 02 Nov 2026 - 15min - 4700 - Cilmi-baaris Cusub oo Laga Wado Saldhigga Hawada Sare ee Caalamiga (ISS)
Cilmi-baarisyo cusub ayaa ka socda Saldhigga Hawada Sare ee Caalamiga ah (ISS), halkaas oo lagu daraasaynayo sida dhirta iyo noolaha kale uga falceliyaan xaaladaha ka baxsan dhulka. Australia ayaa qayb ka ah cilmi-baarisyadan, iyadoo saynisyahanno iyo jaamacado Australian ahi ay ka qayb qaadanayaan tijaabooyinka lagu sameeyo saldhigga hawada sare.
#sbsaudiopodcastMon, 02 Nov 2026 - 09min - 4699 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 2 November 2026Mon, 02 Nov 2026 - 03min
- 4698 - SBS Somali Program Friday: Barnaamijkii Jimce 30 October 2026Mon, 02 Nov 2026 - 44min
- 4697 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 30 October 2026Fri, 30 Oct 2026 - 09min
- 4696 - Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 30 October 2026Fri, 30 Oct 2026 - 08min
- 4695 - #122 Asking someone to take your photo (Med) - Learn English #122: Sida Qof Loo Weydiisto Inuu Sawir Kaa Daado (Med)
Learn English useful for asking stranger for a little help, including asking someone to take a photo, give directions or help with a bag. - Baro Ingiriisiga maalinlaha ah ee aad qof aadan aqoon ku waydiisan karto kaalmo, sida inuu sawir kaa qaado, kuu tilmaamo jidka ama kaa caawiyo qaadista boorso.
Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here. #sbsaudiopodcast - Sii wad ku celcelinta weedhaha aad qaybtan ku baratay, kuna tijaaabi su'aalahan. #sbsaudiopodcastThu, 29 Oct 2026 - 08min - 4694 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 29 Ocotober 2026Thu, 29 Oct 2026 - 03min
- 4693 - Airport-ka Australia Ugu Cusub oo Laga Furay Galbeedka Sydney
Airport-ka ugu cusub Australia oo muddo 50 sannadood ah la hadal hayay ayaa laga furay galbeedka magaalada Sydnyey. Waxaana la filayaa unuu wax weyn ka beddelo safarrada hawada, dhaqaalaha gobolka Western Sydney iyo dhamaan dalkaba.
#sbsaudiopodcastThu, 29 Oct 2026 - 08min - 4692 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 28 October 2026Wed, 28 Oct 2026 - 11min
- 4691 - Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 28 October 2026Wed, 28 Oct 2026 - 08min
- 4690 - Baaqyada Xadaynta Kirada Guryaha oo Isa Soo Taraya Iyo Codbixiyayaasha oo Taageersan
Heerka kirada guryaha Australian oo dhan ayaa caqabad ku noqotay dadka kiraystayaasha ah, waxaana la soo jeedinayaa in ay dowladdu xadiddo heerka kor-u-kaca kirada. Codbixiyayaashuna way taageersan yihiin. Halkan ka dhegeyso.
#sbsaudiopodcastTue, 27 Oct 2026 - 09min - 4689 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 27 October 2026Tue, 27 Oct 2026 - 04min
- 4688 - How people shape change, and why your voice matters | How Australia Works - Sida Isbeddel Loo Sameeyo Iyo Sababta Codkaagu Muhiim u Yahay| How Australia Works
Can a small group change a local council decision? When Julie learns her community library may close, she joins other residents in a campaign to save it. Her story explores how you can take part in Australian democracy by signing petitions, attending community meetings, contacting councillors and voting. - Koox yar oo dad ahi ma beddeli karaan go’aan uu golaha deegaanku gaarey? Markii ay Julie ogaatay in la qorshaynayo in la xidho maktabaddii xaafaddeeda, waxay billowday olole lagu badbaadinayo. Wax-qabadkeedu wuxuu ku tusayaa sida aad uga qayb qaadan karto dimuqraadiyadda Australia, ha ahaato saxeex-ururin, ka qaybgalka kulamada bulshada, la xiriirka dadka go'aannada gaara ama codbixintaba’e.
How Australia Works is an SBS podcast that uses real stories and clear explanations to help you understand how government work in Australia, how laws are made and changed, and how you can have a say. Listen to the series and find shorter versions in 60 languages on the How Australia Works main page. - How Australia Works waa podcast-ka SBS oo adeegsada sheekooyin dhab ah iyo sharraxaad sahlan si uu kaaga caawiyo inaad fahamto sida Australia u shaqayso, sida sharciyada loo sameeyo loona beddelo, iyo sida adiguba codkaaga u muujin karto oo aad uga qayb qaadan karto arrimaha bulshada iyo dalka. Dhegayso taxanaha oo dhan, kana hel bogga How Australia Works noocyo kooban oo lagu diyaariyey 60 luqadood.Tue, 27 Oct 2026 - 07min - 4687 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 26 October 2026Mon, 26 Oct 2026 - 04min
- 4686 - SBS Somali Friday Program: Barnaamijkjii Jimce 23 October 2026 oo dhammayst tiran.Mon, 26 Oct 2026 - 43min
- 4685 - Khatarta Xagjirnimada oo Kusii Kordhaysa Australia
Mas'uuliyiinta iyo hay'adaha ammaanka ayaa ka digaya in ay xagjirnimadu kusii kordhayso Australia. Haddaba, sidee ayay teknoolajiyadda iyo baraha internet-ku u fududaynayaan oo u dedejinayaan in dadku dhaco xag-jinimo, maxaase la samayn karaa si arrintaas looga hortago, ka hor inta aanay isu beddelin rabshad?
#sbsaudiopodcastFri, 23 Oct 2026 - 09min - 4684 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 23 October 2026Fri, 23 Oct 2026 - 10min
- 4683 - SBS Somali New: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 22 Ocotober 2026Thu, 22 Oct 2026 - 03min
- 4682 - Mushahar-kordhinta Shaqaalaha Daryeelku Ma Yareyn Kartaa Farqiga Mushaharka Ragga iyo Haweenka?
Dowladda Anthony Albanese ayaa ku dhawaaqday 630 milyan oo dollar oo lagu taageerayo kordhinta mushaharka in ka badan 460 kun oo qof oo ka shaqeeya adeegyada caafimaadka, naafada iyo bulshada. Halkan ka dhegeyso.
#sbsaudiopodcastThu, 22 Oct 2026 - 08min - 4681 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 21 October 2026Wed, 21 Oct 2026 - 12min
- 4680 - Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 21 October 2026
Warka Soomaaliya ee maanta oo Arbaco ah naga soo gaarey Muqdisho, halkan ka dhegeyso.
#sbsaudiopodcastWed, 21 Oct 2026 - 08min - 4679 - Waraysi: Faarax Warsame - Duminta Dabaqyada Dhaadheer ee Melbourne Iyo Saameyntooda.
Faarah Warsame, gudddoomiya Somali Community Victoria oo ka hadlay qorshaha duminta iyo dib-u-dhiska guryhaya dabaqayada ee Melbourne qaarkood, iyo saameynta ay ku yeelan karto dadka iyo qoysaska deggan.
#sbsaudiopodcastTue, 20 Oct 2026 - 24min - 4678 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 20 Ocotober 2026Tue, 20 Oct 2026 - 04min
- 4677 - How laws change, and why it takes time | How Australia Works - Sida Sharciyadu Isu Beddelaan | How Australia Works
How do laws change in Australia? Through Rodney Croome’s campaigns for human rights and marriage equality, learn how personal stories, community action, courts and parliament can help change the law, and why the process can take time. - Sidee sharciyada Australia wax looga beddelaa? Tusaalaha dadaalkii Rodney Croome ka baro sida waayo-aragnimada dadka, dhaqdhaqaaqa bulshada, maxkamadaha iyo Baarlamaanku gacan uga geysan karaan beddelidda sharciyada, iyo sababta geeddi-socodku mararka qaar waqti dheer u qaato.
How Australia Works is an SBS podcast that uses real stories and clear explanations to help you understand how government work in Australia, how laws are made and changed, and how you can have a say. Listen to the series and find shorter versions in 60 languages on the How Australia Works main page. - Halkan ka dhegesyo taxanaha qaybaha oo dhan.Tue, 20 Oct 2026 - 08min - 4676 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 19 October 2026Mon, 19 Oct 2026 - 04min
- 4675 - SBS Somali Friday Prgram: Barnaamijkii Jimce, 16 October 2026 oo Dhammays Tiran
Halkan kaga soo cesho barnaamijkii Jimce 16 October 2026 oo dhammays tiran. Warar Soomaaliya ku saabsan iyo warbixinno muhimm ah ayaa ka mid ah.
#sbsaudiopodcastMon, 19 Oct 2026 - 48min - 4674 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 16 October 2026Fri, 16 Oct 2026 - 11min
- 4673 - Somali News: Warka Soomaaliya ee Jimce 16 October 2026
Warkii Soomaaliya ee saaka oo Jimce ah naga soo gaarey Muqdisho, ka dhegeyso halkan.
#sbsaudiopodcastFri, 16 Oct 2026 - 09min - 4672 - Maxaynu Weli U Raacnaa Xeerarkii Password-ka ee Kii Sameeyeyba Ka Qoomameeyey?
Password-yadu dhib iyo madax-xanuun bay ku hayaan ku dhowaad qof kasta oo isticmaala, oo ay xitaa ku jiraan qaar ka mid ah dadkii dejiyey xeerarkooda. Dadkii horey u dejiyey xeerarka password-yada wacan ee aan la malayn karin, ayaa hadda talo kale inoo haya. Halkan ka dhegeyso sida aad u samaysan karto password ammaan ah.
#sbsaudiopodcastFri, 16 Oct 2026 - 13min - 4671 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 15 October 2026Thu, 15 Oct 2026 - 04min
- 4670 - #121 Picking up a prescription (Med) - Learn English #121: Daawo ka qaadashada farmashiyaha (Med)
Learn English useful for picking up prescription medicine. Practise phrases for filling a prescription, asking how to take medicine, understanding the instructions on a medicine label, and checking possible side effects and interactions with other medicines. - Baro Ingiriisiga maalinlaha ah ee aad u baahan tahay marka aad farmashiyaha ka qaadanayso daawo dhakhtar kuu qoray. Baro sida loo fahmo tilmaamaha ku qoran daawada, waxyeellooyinka ay keeni karto iyo inay dhibaato ka dhalan karto haddii lala qaato dawooyin kale.
Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here.
- Ku tabo-baro weedhaha aan ka baratay casharkan, iskuna tijaabi su'aalaha halkan ku qoran.Wed, 14 Oct 2026 - 10min - 4669 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 14 October 2026Wed, 14 Oct 2026 - 12min
- 4668 - Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 14 October 2026
Warkii Soomaaliya naga soo gaaray saaka oo Arbaco ah, 14 October 2026, halkan ka dhegeyso.
#sbsaudiopodcastWed, 14 Oct 2026 - 09min - 4667 - 30 Daqiiqo oo Jimicsi ah Xilliga Shaqada: Daraasad Cusub oo Australia Ka Bilaabanaysa
Daraasad lagu samaynayo in shaqaalaha la siiyo 30 daqiiqo oo jimicsi ah, inta ay shaqaynayaan iyadoo mushaharkoodu u socdo. Halkan ka dhegeyso.
#sbsaudiopodcastTue, 13 Oct 2026 - 07min - 4666 - SBS Somali News: Warka Australia Iyo Caalamka ee Talaado 13 October 2026Tue, 13 Oct 2026 - 04min
- 4665 - How laws are made, and how they affect you | How Australia Works - Sida Sharciyada Loo Sameeyo Iyo Sida Ay Kuu Saameeyaan | How Australia Works Ep 3
How are laws made in Australia? Through Wurundjeri Elder Uncle Dave Wandin’s story of the Birrarung, also known as the Yarra River, learn how an idea becomes a bill, passes through Victoria’s parliament and receives royal assent, the formal approval that makes it law. - Sidee sharciyada Australia loo sameeyaa? Birrarung, oo sidoo kale loo yaqaan Yarra River, ayaa tusaale inoogu noqonaya sida fikradi hindise-sharci u noqoto, looga doodo oo looga ansixiyo Baarlamaanka Victoria, ugu dambaynna Royal Assent loo siiyo si ay sharci rasmi ah u noqoto.
How Australia Works is an SBS podcast that uses real stories and clear explanations to help you understand how government work in Australia, how laws are made and changed, and how you can have a say. Listen to the series and find shorter versions in 60 languages on the How Australia Works main page. - How Australia Works waa podcast-ka SBS oo tusaalooyin dhab ah iyo sharraxaad sahlan kuu adeegsanaya inaad ku fahanto sida dowladuhu uga shaqeeyaan Australia, sida sharciyada loo sameeyo loona beddelo, iyo siyaabaha aad uga qayb qaadan karto arrimaha bulshada iyo dowladda. Dhegeyso taxanaha, kana hel bogga weyn ee How Australia Works noocyo kooban oo lagu diyaariyey 60 luqadood.Tue, 13 Oct 2026 - 11min - 4664 - SBS Somali Program Friday: Barnaamijkii Jimce 9 October 2026 oo Dhan
Barnaamijkii Jimce 9 October 2026 oo dhammaystiran halkan ka dhegeyso. Sidoo kale waxaad ka dhegeysan kartaa barta Youbube (SBS Somali).
#sbsaudiopodcastMon, 12 Oct 2026 - 43min - 4663 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 9 October 2026Fri, 09 Oct 2026 - 10min
- 4662 - Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 9 October 2026Fri, 09 Oct 2026 - 07min
- 4661 - Baalalley goobo badan ku habsatey: Maxayse khubaradu ugu farxeen?
Cayayaan baalalley ah oo aad u badan oo la yiraahdo Bogong moth, ayaa lagu arkay magaalada Sydney iyo qaybo ka mid ah xeebaha koonfureed ee New South Wales. Sannad kasta waxaa lagu arkaa Queensland-ta koonfureed, ACT, New South Wales iyo Victoria, iyadoo kooxo gooni-gooni ahna laga helo Western Australia iyo Tasmania. Khubaraduna waa ku farax-san yihiin.
#sbsaudiopodcastThu, 08 Oct 2026 - 08min - 4660 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 8 October 2026Thu, 08 Oct 2026 - 04min
- 4659 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 7 October 2026Wed, 07 Oct 2026 - 09min
- 4658 - Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 7 October 2026Wed, 07 Oct 2026 - 07min
- 4657 - Waraysi: Xeer Ciise - Saalah Duale Miguil
Waraysi ku saabsan xeerka "Xeer Ciise". Saalah Douale Miguil iyo Sh. Waaberi ayaa si guud oo kooban u qeexaya.
#sbsaudiopodcastTue, 06 Oct 2026 - 27min - 4656 - SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 6 October 2026Tue, 06 Oct 2026 - 04min
- 4655 - Why power is split, and how that protects you | How Australia Works - Awoodda Dowladda Maxaa Loo Kala Soocay, Iyo Sida Ay U Sugto Ammaankaaga | How Australia Works
After receiving a fine for not wearing his motorbike helmet correctly, Hugo decides to have the matter heard in court. His story explains how Parliament, government and the courts have different roles, and how some official decisions can be questioned. - Hugo wuxuu maxkamad geeyey ganaax lagu saaray qaabka uu u xirnaa koofiyadda mootada. Sheekadiisa ayaana lagu sharxayaa sida awoodda dowladda Australia loo kala qaybiyey, kaalinta ay leeyihiin baarlamaanka, dowladda iyo maxkamaduhu, iyo sida go’aannada rasmiga ah dib loogu eegi karo ama su’aal looga keeni karo.
How Australia Works is an SBS podcast that uses real stories and clear explanations to help you understand how government work in Australia, how laws are made and changed, and how you can have a say. Listen to the series and find shorter versions in 60 languages on the How Australia Works main page. - How Australia Works waa podcast ay SBS diyaarisay, kaas oo sheekooyin dhab ah iyo sharraxaad fudud kuugu muujinaya sida ay u shaqeyso dowladda Australia, sida sharciyada loo sameeyo ama wax looga beddelo, iyo sida aad adiguna codkaaga uga dhiiban karto arrimaha ku khuseeya.
Dhageyso taxanaha oo dhan, sidoo kalena ka hel noocyo kooban oo ku baxaya 60 luqadood bogga How Australia Works main page.Tue, 06 Oct 2026 - 07min - 4654 - #120 Going to a wedding (Med) - Learn English#120: Aroos Ka Dhacaya Australia
Learn English useful for going to a wedding. Practise asking about the ceremony and reception, talking about gifts and gift registries, and inviting someone as your plus-one. - Baro Ingiriisiga kaa caawinaya inaad ka hadasho munaasabadda arooska iyo xafladda soo dhoweynta martida, sida loo waydiiyo liisaska hadiyadaha, iyo sida aad qof ugu casuumi karto inuu kuu raaco arooska.. 🎧 #sbslearnenglish
Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here.
- Ku tabo-baro weedho ku jira xalqaddan, ka dib isku tijaabo halkan.Mon, 05 Oct 2026 - 11min - 4653 - LSR : Dib-U-Eegis Lagu Sameynayo Adeegyada Luqadaha SBS
SBS ayaa dib-u-eegis ku samaynaysa barnaamijyadeeda ku baxa luqadaha kala duwan oo uu Af-Soomaaligu ka mid yahay. Halkan ka dhegeyso macluumaadka si aad uga qayb qaadato talo-celinta bulshada.
#sbsaudiopodcastMon, 05 Oct 2026 - 09min - 4652 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 5 October 2026Mon, 05 Oct 2026 - 03min
- 4651 - SBS Somali Friday Program: Barnaamijkii Jimce 2 October 2026 oo dhammaystiran.Mon, 05 Oct 2026 - 47min
- 4650 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 2 October 2026Fri, 02 Oct 2026 - 09min
- 4649 - Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 2 October 2026
Wadahadallo Baydhbo ugu bilaabmay xukuumadda Koonfur Galbeed iyo ergo ka socota xukuumaddii hore iyo wararkii doorashooyinka isku sidkan ee Galmudug iyo Hirshabeelle.
#sbsaudiopodcastFri, 02 Oct 2026 - 08min - 4648 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 1 October 2026Thu, 01 Oct 2026 - 04min
- 4647 - Japan oo Boqol jirro-dii Aduunka Ugu Badnaa Diiwaan-gelisey: Maxyanu Ka Baran Karnaa?
Sannadkan, dalka Japan wuxuu noqoday dalkii ugu horreeyey dunida ee ay tirada dadka 100 jirrada ahi, kor u dhaafto100,000 oo qof. Tolow, ma cunidda kalluunka aan la karinnin baa, mise waa cuntooyinka la warshedeeyey oo ay iska yareeyaan? Mise waa hab-dhaqankooda iyo hab-nololeedkooda kale, sida lugeynta, nolol deggan, hiwaayado iyo maaweelooyin? Halkan ka dhegeyso.
#sbsaudiopodcastThu, 01 Oct 2026 - 09min - 4646 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 30 September 2026Wed, 30 Sep 2026 - 09min
- 4645 - Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 30 September 2026
Ra'iisal-wasaare Xamse oo u jawaabey M.weyne Saciid Deni, dagaalladii Baydhabo iyo doorashada Galmadug ayaa ka mid ah wararka Soomaaliya ee maanta.
#sbsaudiopodcastWed, 30 Sep 2026 - 11min - 4644 - Joojinta khidmadaha Kaararka: Maxay Uga Dhigan Tahay Macaamiisha iyo Ganacsiyada?
Laga bilaabo 1-da Oktoobar, marka qofku kaarkiisa taabsiiyo mechinka EFTPOS-ka, ama uu internetka wax kaga bixiyo, laguma dari doono khi,dmadaas dheeraadka ah. Taas macnaheedu waa in qiimaha lagu xayeysiiyey badeecadda ama adeeggu noqdo qiimaha laga bixinayo goobta lacag bixinta.
#sbsaudiopodcastTue, 29 Sep 2026 - 07min - 4643 - Who really runs Australia, and where you fit in | How Australia Works - Yaa Dhab Aahaan Australia Xukuma, Xaggee Baadse Kaga Aaddaa Adigu| How Australia Works
Do you know who can help you with a business permit, a rental problem or family support? Through the stories of Fedele, Carol and Abeer, learn how Australia’s three levels of government work. Find out what local, state or territory, and federal governments are responsible for and where to turn for help. - Ma taqaannaa cidda kaa caawin karta oggolaanshaha ganacsi, arrin la xiriirta kiro guri ama taageerada qoyska? Innagoo dhegeysan doonna qisooyinka Fedele, Carol iyo Abeer, qaybtani waxay sharxaysaa sida ay u shaqeeyaan saddexda heer ee dowladda Australia. Baro masuuliyadaha dowladda hoose, dowlad-goboleedka, iyo dowladda Federaalka, iyo halka aad caawimo ka raadsan karto marka aad u baahato.
How Australia Works is an SBS podcast that uses real stories and clear explanations to help you understand how government work in Australia, how laws are made and changed, and how you can have a say. Listen to the series and find shorter versions in 60 languages on the How Australia Works main page. - How Australia Works waa podcast ay SBS diyaarisay, oo macluumaad dhab ah iyo sharaxaad cad ku iftiiminaya sida ay u shaqeeyaan dowladaha Australia, sharciyada iyo nidaamyada saameeya nolol maalmeedka dadka. Baro cidda masuulka ka ah adeegyada iyo go'aamada kala duwan, sida sharciyada loo sameeyo ama loo beddelo, iyo sida aad codkaaga uga dhiiban karto arrimaha ku khuseeya. Dhegayso taxanaha oo dhan, noocyadiisa kooban oo lagu diyaariyey 60 luqadoodna waxaad ka heli kartaa bogga ugu weyn ee How Australia WorksTue, 29 Sep 2026 - 07min - 4642 - You are already inside the system | How Australia Works - Durba Ka Mid Baad Tahay Nidaamka | How Australia Works
How do Australia’s governments, laws and public services affect your everyday life? Through real stories, this introduction to the series shows you where to start when you need information and support, and how to question a decision. - Dowladaha kala duwan, sharciyada iyo adeegyada dadweynaha ee Australia sidee ayay u saameeyaan nolol maalmeedkaaga? Qaybtan hordhaca ah ee taxanaha How Australia Works waxay ku tusaysaa halka aad ka bilaabi karto marka aad u baahan tahay macluumaad ama kaalmo, iyo waxa aad samayn karto haddii aad su’aal ka qabto go’aan lagu gaadhay.
How Australia Works is an SBS podcast that uses real stories and clear explanations to help you understand how government work in Australia, how laws are made and changed, and how you can have a say. Listen to the series and find shorter versions in 60 languages on the How Australia Works main page. - How Australia Works waa podcast ay SBS diyaarisay, oo sheekooyin dhab ah iyo sharaxaad cad kuugu soo bandhigaya sida dowladda Australia u shaqayso, sida sharciyada loo sameeyo ama loo beddelo, iyo sida aad uga qayb qaadan karto go'aamada saameeya bulshada. Taxanaha oo dhan iyo noocyadiisa kooban ee lagu diyaariyey 60 luqadood waxaad ka heli kartaa bogga ugu weyn ee How Australia WorksTue, 29 Sep 2026 - 03min - 4641 - SBSSomali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 28 September 2026Mon, 28 Sep 2026 - 04min
- 4640 - SBS Friday Somali Program Full: Barnaamijkii Jimce, 25 September 2026 oo Dhammaystiran
Barnaamijii Jimce 25 September 2026 oo ku celis ah halkan ka dhegeysto. wararkii Australia iyo Caalamka, wararkii Soomaaliyo iyo macluumaad kale ayaa ka mid ah.
#sbsaudiopodcastMon, 28 Sep 2026 - 41min - 4639 - Breast screening: What to expect and why it matters - Australia Explained: Baaritaanka Kansarka Naasaha
Regular breast screening can help find breast cancer early, before you notice any signs or symptoms. Screening is free for eligible women or people at risk of breast cancer. It takes about 20 minutes, once every two years, and it’s an effective way to take charge of our health. Let’s take a closer look at why a breast screen is nothing to be anxious about. - Baadhitaanka kansarka naasaha ayaa gacan ka geysta in cudurka lagu ogaado marxalad hore, ka hor inta aanay calaamaduhu muuqanin. Dadka u qalma adeeggan ayaa si bilaash ah ku heli kara baaritaanka, kaas oo qaata qiyaastii 20 daqiiqo labadii sannaba mar. Qaybtan Australia Explained waxay sharxaysaa sababta baaritaankani muhiim u yahay iyo waxa laga filan karo ballanta.
Fri, 25 Sep 2026 - 12min - 4638 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 25 September 2026Fri, 25 Sep 2026 - 09min
- 4637 - Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 25 September 2026
Wararkii naga soo gaarey Muqdisho ee Soomaalia maanta oo Jimce ah, 25 September 2026, halkan ka dhegeyso.
#sbsaudiopodcastFri, 25 Sep 2026 - 08min - 4636 - Trump Iyo Warbaahinta: Ilaa Xadkee Ayuu Aqalka Cad Xannibi Karaa Saxaafadda?
Go’aankii uu Donald Trump Aqalka Cad uga joojiyey warbaahinta CNN, MSNBC iyo Politico ayaa dib u huriyey dood ku saabsan xorriyadda saxaafadda ee Maraykanka. Saddexdan warbaahinood ayaa dacwad ka dhan ah maamulka gudbiyey, iyadoo ay shabakadaha waaweyn ee telefishannaduna taageero u muujiyeen.
#sbsaudiopodcastThu, 24 Sep 2026 - 06min - 4635 - SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 24 September 2026Thu, 24 Sep 2026 - 03min
- 4634 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 23 September 2026.Wed, 23 Sep 2026 - 11min
- 4633 - Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 23 September 2026
Warkii Soomaalia naga soo gaarey saaka oo Arbaco ah, 23 September 2026, halkan ka dhegeyso.
#sbsaudiopodcastWed, 23 Sep 2026 - 06min - 4632 - Cimiladu Way Sii Kululaanaysaa. Sidee U Saamaynaysaa Summerkii Australia ee La Jeclaa?
Xilliga Summer-ka ee Australia waxaa muddo dheer lagu yaqaanay xeebaha oo lagu xoomo, fasaxyada iyo maalmaha qorraxda leh. Laakiin maaddaama uu heerkulku sii kordhayo, dababka kaymaha, abaaraha iyo dhacdooyinka kale ee cimilada xad-dhaafka ahina ay soo badanayaan, dad badan ayaa hadda isweydiinaya in Summarkii Australia ee la jeclaa is-beddeley.
#sbsaudiopodcastTue, 22 Sep 2026 - 10min - 4631 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 22 September 2026Tue, 22 Sep 2026 - 04min
- 4630 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 21 September 2026Mon, 21 Sep 2026 - 04min
- 4629 - SBS Somali Friday Program Full: Barnaamijkii Jimce 18 September 2026 oo dhan
Dhegeyso ama kusoo cesho barnaamijkii Jimce 18 September 2026 oo dhammayst tiran oo xayaysiisyadii laga reebay.
#sbsaudiopodcastMon, 21 Sep 2026 - 43min - 4628 - #119 Talking about hay fever (Med) - Learn English #119: Ku baro Ingiirsi ka hadalka xasaasiyadda (Hay Fever)
Learn English useful for talking about hay fever. Practise everyday phrases for describing symptoms, talking about medicine, and responding kindly when someone has hay fever. - Baro Ingiriisiga loo isticmaalo marka laga hadlayo xasaasiyadda (hay fever). Ku tababaro sida loo sharraxo calaamadaha lagu garto, sida looga hadlo daawooyinka la qaato, iyo sida taageero loogu muujiyo qof ay xasaasiyaddu dhibayso.
Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here.
- Ku tabo-baro weedhaha ku jira qaybtan, ka dibna isku tijaabi inaad ka jawaabto su'aalahan.Mon, 21 Sep 2026 - 11min - 4627 - What are Indigenous Protected Areas in Australia? - Australia Explained: Waa maxay Indigenous Protected Area?
National parks, nature reserves, marine sanctuaries and Indigenous Protected Areas protect different environments and operate under different rules. What makes an Indigenous Protected Area different, and how can you find out whether you are welcome to visit? - IPA waa dhul ama bad ay maamulaan oo ilaaliyaan dadka First Nations ee dhulkaas asal ahaan leh. Ujeeddadu ma aha oo keliya ilaalinta duurjoogta ama deegaanka, balse sidoo kale waa Ilaalinta dhaqanka, goobaha muhiimka ah ee taariikhda iyo diinta, aqoonta dhaqameed, iyo xiriirka dadkaasi la leeyihiin Country (dhulka ay ka soo jeedaan). Dhegeyso, turjumaaddana ka akhriso "Trasncript".
Fri, 18 Sep 2026 - 09min - 4626 - SBS Somali News: Warka Australiya iyo Caalamka ee Jimce 18 September 2026Fri, 18 Sep 2026 - 08min
- 4625 - Somalia News: Warka Soomaaliye ee Jimce 18 September 2026
Warkii soomaaliya ee aan maanta oo Jimce ah, 18 September 2026 ka helnay Muqdisho, halkan ka dhegeyso.
#sbsaudiopodcastFri, 18 Sep 2026 - 08min - 4624 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 17 Septmeber 2026Thu, 17 Sep 2026 - 04min
- 4623 - Waraysi (Ku Celis): Dr Omar Elmi- Cudurka Cagaarshowga Wax Ka Ogow. Daawo Ma Leeyahay?
Cudurka Cagaarshowga iyo mucluumaadkiisa waxaa inoo qeexay Dr Omar Salaad Elmi oo horey waraysigan u siiyey laanta Af-Soomaaliga ee SBS. Soomaalida ma ku dhacaa? Daawo ma leeyahay? Halkan ka dhegeyso.
#sbsaudiopodcastThu, 17 Sep 2026 - 09min - 4622 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 16 September 2026Wed, 16 Sep 2026 - 09min
- 4621 - Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 16 September 2026
Wararkii Soomaalia oo saaka oo Jimce ah naga soo gaarey Muqdisho halkan ka dhegeys. Waxaa ka mid ah, xisbiga Towfiiq oo af-celyey in, sida ay sheegeen, laga reebay doorashooyinka ku celiska ah ee Galmudug.
#sbsaudiopodcastWed, 16 Sep 2026 - 08min - 4620 - Sida Lacag Ururintu U Dardargelin Karto Cilmi-Baarista Caafimaadka
Daawooyin badan iyo daryeel caafimaad oo maanta la isticmaalo waxay ka soo bilowdeen cilmi-baaris. Laakiin cilmi-baarayaashu waxay sheegeen in deeqaha iyo lacag ururintu ay door muhiim ah ka ciyaaraan sii wadista cilmi-baarista caafimaadka, maadaama kharashka cilmi-baaristu ka badan yahay maalgelinta ay dowladdu bixiso.
#sbsaudiopodcastTue, 15 Sep 2026 - 07min - 4619 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 15 September 2026
Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo Caalamka ee maanta oo Talaado ah, 15 September 2026
#sbsaudiopodcastTue, 15 Sep 2026 - 03min - 4618 - Wax Ka Ogow Xanuunno-xilliyeedka Xilligan Spring-ka
Dad badan ayaa u qaata in xilligii hargabku dhammaaday, marka xilliga Winter-ku dhammaado. Hase yeeshee, sida uu sheegayo Dr Michael Wright, fayrasyada neef-mareenka ku dhacaa, kuma koobna Winterka oo keliya. Warbixintan ayaa ku faahfaahinaysa.
#sbsaudiopodcastTue, 15 Sep 2026 - 09min - 4617 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 14 September 2026
Wararkii Australia iyo Caalamka ee maanta oo Insiin ah, 14 September, halkan ka dhegeyso.
#sbsaudiopodcastMon, 14 Sep 2026 - 04min - 4616 - Friday Somai Program: Barnaamijkii Jimcaha ee 11 September 2026 oo Dhan
Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha 11 September 2026 oo dhammaystiran laakiin laga reebay xayaysiiska.
#sbsaudiopodcastMon, 14 Sep 2026 - 45min - 4615 - Travelling safely in rural and remote Australia - Australia Explained: Gaarigaaga Si Ammaan Ah Ugu Dalxiis Dhulalka Fog-fog ee Australia
Australia is a vast and diverse country to explore, but driving in rural and remote areas can involve conditions you may not encounter in cities. Knowing what to expect and how to prepare can help you travel more safely and confidently. - Miyiga iyo dhulka fogfog ee Australia waxaa ku yaalla goobo badan oo mudan in la booqdo. Inaad ogaato waxa ku sugaya iyo sida aad ugu diyaar garoobi karto safarka ayaa kaa caawin karta inaad si ammaan iyo kalsooni leh ku safarto. Ka dhegeyso qaytan Australia Explained.
Fri, 11 Sep 2026 - 12min - 4614 - SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 11 September 2026Fri, 11 Sep 2026 - 10min
- 4613 - Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 11 September 2026
Wararkii Soomaaliya ee saaka oo Jimce ah naga soo gaarey Muqdisho, halkan ka dhegeyso.
#sbsaudiopodcastFri, 11 Sep 2026 - 07min
Podcasts ähnlich wie SBS Somali - SBS Afsomali
El Partidazo de COPE COPE
Herrera en COPE COPE
La Linterna COPE
Es la Mañana de Federico esRadio
La noche de Cuesta esRadio
La Trinchera de Llamas esRadio
Hondelatte Raconte Europe 1
Affaires sensibles France Inter
LEGEND Guillaume Pley
CHRONIQUES CRIMINELLES Jacques Pradel - TF1
El colegio invisible OndaCero
La Rosa de los Vientos OndaCero
Les grands dossiers de l'Histoire par Franck Ferrand Radio Classique
Espacio en blanco Radio Nacional
Entrez dans l'Histoire RTL
Le grand récit RTL
Les Grosses Têtes RTL
L'Heure Du Crime RTL
El Larguero SER Podcast
Nadie Sabe Nada SER Podcast
SER Historia SER Podcast
Todo Concostrina SER Podcast
Un Libro Una Hora SER Podcast
HISTORIAS DE LA HISTORIA VIVA RADIO
Andere Gesellschaft und Kultur Podcasts
Conversations ABC Australia
Casefile True Crime Casefile Presents
The Poisoned Wife The Australian
Forensic Files HLN
Forbidden History Like A Shot Entertainment
The Diary Of A CEO with Steven Bartlett DOAC
Ukraine: The Latest The Telegraph
Late Night Live — Full program podcast ABC Australia
Barangay Love Stories Barangay LS 97.1 Manila | GMA Network Inc.
Unexplained iHeartPodcasts
Unravel ABC Australia
C dans l'air France Télévisions
Legends of the Old West Black Barrel Media
No Filter Mamamia Podcasts
SBS Vietnamese - SBS Việt ngữ SBS
Australia All Over ABC Australia
True Crime Media Network
Crime Beat Curiouscast
The Megyn Kelly Show SiriusXM
Forensic Files II HLN
