Podcasts by Category

SBS Somali - SBS Afsomali

SBS Somali - SBS Afsomali

SBS

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

3516 - Hamdi Ali & Muhuba Qaymaa & saamaynta baraha bulshada ee da'a-yarta
0:00 / 0:00
1x
  • 3516 - Hamdi Ali & Muhuba Qaymaa & saamaynta baraha bulshada ee da'a-yarta

    Muhubo Suleymaan (Muhubo Qaymaa) iyo Hamdi Ali, ayaa Laanta Afsoomaaliga ee SBS waxa ay ka waraysatay da'a-yarta isticmaalkooda baraha bulshada iyo saamaynta uu ku leeyahay nolashooda, haday noqoto mid wax barasho, dhanka caafimaadka maskaxda iyo dhanka xidhiidhka ay waalidka la leeyihiin.

    Wed, 15 May 2024 - 16min
  • 3515 - DR M Abbaas oo miisaaniyada Australia 2024-2025 ka faaloonaya.

    Dr Maxamed Cabaas, ayaa Laanta Afsoomaaliga ee SBS uga waramay miisaaniyada Australia 2024-2025.

    Wed, 15 May 2024 - 14min
  • 3514 - Shirka wadatashiga qaranka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay.

    Shirka wadatashiga qaranka Soomaaliya ayaa xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho ka furmay. Shirkan ayaa waxaa isugu yimid madaxda federaalka Madaxweyne Xassan Sh Maxamuud, Ra'iisul Wasaare Xamza C Barre, R/wasaare ku xigeen Saalax Axmed Jaamac iyo madaxweynayaasha maamulada kala ah Jubbaland, Garmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeele iyo maamulka gobalka Banaadir. Shirkan ayaa waxaa ka maqan madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni. shirkana ayaan la shaacin mudada uu soconayo.

    Wed, 15 May 2024 - 06min
  • 3513 - Dooda dadka cusub ee Australia yimaada oo soo laabatay.

    Dooda ku saabsan dadka Australia ay dib-udajinta u samayso, kuwa shaqada u yimaada iyo ardada wax-barashada usoo doonta iyo saamaynta bulsho, dhaqaale iyo tan siyaasadeed ee ay yeeshaan oo dib usoo laabatay.

    Tue, 14 May 2024 - 11min
  • 3512 - WARARKA SBS SOMALI, 13 MAY.

    Wararka SBS Somali ee 13 May.

    Mon, 13 May 2024 - 07min
Show More Episodes