Filtra per genere
- 3499 - Wararka SBS Somali 2 MayThu, 02 May 2024 - 04min
- 3498 - Homeland News 1 MayWed, 01 May 2024 - 10min
- 3497 - Is private health insurance right for you?Wed, 01 May 2024 - 11min
- 3496 - Wararka SBS Somali 1 MayWed, 01 May 2024 - 11min
- 3495 - Wararka SBS Somali 30 AbriilTue, 30 Apr 2024 - 04min
- 3494 - Wararka SBS Somali 26 AbriilFri, 26 Apr 2024 - 08min
- 3493 - Maxay tahay dacwada u socota Dawlada Victoria iyo dadka degan saraha dhaadheer ee MelbourneFri, 26 Apr 2024 - 11min
- 3492 - Wararka SBS Somali 25 AbriilThu, 25 Apr 2024 - 04min
- 3491 - Muhiimada waalidku inuu iskuulka ka war hayo
Salah Farah oo aan ka waraysanay muhiimada ay leedahay in waalidku ka qayb qaataan howlaha ka socda iskuulka caruurtoodu dhigtaan. Salah waxa uu ka tirsan yahay School Council-ka iskuulka caruurtiisu wax ka bartaan.
Wed, 24 Apr 2024 - 17min - 3490 - Wararka dalkii hooyo ee maanta 24 AbriilWed, 24 Apr 2024 - 09min
- 3489 - Wararka SBS Somali 24 AbriilWed, 24 Apr 2024 - 13min
- 3488 - Australia Explained: Land and connectionWed, 24 Apr 2024 - 09min
- 3487 - Wararka SBS Somali 23 AbriilTue, 23 Apr 2024 - 03min
- 3486 - Ololaha dib u dhiska buundada Baardheere.
Buundada Dagmada Baardheere oo dadaala loo wado sidii loo dhisi lahaa. Jaaliyadaha dibada ee kasoo jeeda Baardheere oo isxilqaan dheeraada wada.
Fri, 19 Apr 2024 - 09min - 3485 - Xubinta Ciyaaraha SBS ee Jimcaha.Fri, 19 Apr 2024 - 04min
- 3484 - Xiisada colaadeed ee u dhaxeysa Iiraan iyo Israel.
Xiisada colaadeed ee u dhaxeysa Iiraan iyo Israel ayaan u muuqan mid sii dagaysa. Israel ayaa ku hanjabaysa in ay aarsan doonto halka Iiraan ay iyaduna wacad ku marayso in ay jawaab adag ka bixin doonto hadii ay Israel soo celiso weerar danbe. Dhinaca kale ma muuqato cid waan waan ka dhaxwada labada dhinac.
Thu, 18 Apr 2024 - 08min - 3483 - Wararka SBS Somali, 18 Abriil.Thu, 18 Apr 2024 - 06min
- 3482 - Madaxweyne Xassan Sh M oo sheegay in dagaalka Alshabaab lasii wadayo
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud, mar uu la hadlayay ciidamo tababar ku jira, ayuu sheegay in dagaalka Alshabaab lagula jiro in uu sii socon doono.
Wed, 17 Apr 2024 - 08min - 3481 - Waraysi Abdullahi Aden iyo kaalinta Afsoomaaligu ubadka qurbaha u leeyahay.
Waraysi SBS ay la yeelatay Abdullahi Aden oo ka mida hormuudka urur Soomaaiyeed oo u dhaqdhaqaaqa arimaha dhaqanka Soomaliyeed. Xassan Jamac ayaa ka waraystay ahmiyada afka hooyo u leeyahay da'a yarta qurbaha ku dhalatay ama ku barbaatay, dadaaladooda iyo waxa ay usoo joogeen.
Wed, 17 Apr 2024 - 17min - 3480 - Sida loogu diyaar garoobo duufaanada iyo daadadka Australia
In the last decade, Australia has experienced some of its worst flooding events in recorded history. As intense rainfall has repeatedly caused river networks to overflow, some flood-prone communities have experienced catastrophic damage to infrastructure, homes and even loss of life. So, how do you know if a serious weather event is imminent, and what should you do to prepare? Who can you ask for help? And should you stay, or evacuate?
Wed, 17 Apr 2024 - 11min - 3479 - Xaflad loogu dabaaldegayo Ciida oo lagu qabtay MelbourneTue, 16 Apr 2024 - 08min
- 3478 - Wararka SBS Somali 16 AbriilTue, 16 Apr 2024 - 04min
- 3477 - Wararka SBS Somali 11 AbriilThu, 11 Apr 2024 - 04min
- 3476 - Wararka dalkii hooyoWed, 10 Apr 2024 - 09min
- 3475 - Dabaaldega Ciida ee JaaliyaddaWed, 10 Apr 2024 - 04min
- 3474 - Navigating the implicit right to protest in Australia - Maaraynta xaquuqda maldahan ee qofku mudaharaadi karo Australia
Every week, impassioned Australians take to the streets, raising their voices in protest on important issues. Protesting is not an offence, but protesters sometimes test the limits of the law with extreme and antisocial behaviour. The chance of running into trouble depends on where you’re protesting and how you behave. - Todobaadkasta, shacab Australian ah oo xamaasadaysan ayaa wadooyinka isugu soo baxa, iyagoo codkooda kor ugu qaadaya dibadbaxa arimo muhiim u ah. In aad dibadbaxdo ma ah danbi, laakiin dibad baxayaasha ayaa mararka qaar ku xadgudba sharcigan iyaga oo ku kaca falal xagjir ah iyo hab dhab dhaqan bulsho oo aan fiicnayn. In aad dhib la kulanto marka aad dibad baxayso waxay ku xiran tahay hadba meesha aad ku mudaharaadayso iyo sida aad u dhaqanto.
Wed, 10 Apr 2024 - 08min - 3473 - Somali_Explained_right_to-protest_10042024Wed, 10 Apr 2024 - 08min
- 3472 - Wararka SBS Somali 9 AbriilTue, 09 Apr 2024 - 04min
- 3471 - Idaacadii SBS Somali oo dhamaystiranTue, 09 Apr 2024 - 54min
- 3470 - Wararka SBS Somali 4 AbriilThu, 04 Apr 2024 - 03min
- 3469 - Wararka SBS Somali 3 AbriilWed, 03 Apr 2024 - 12min
- 3468 - Australia Explained: Understanding bankrupcyWed, 03 Apr 2024 - 12min
- 3467 - Wararka dalkii hooyo ee SoomaaliyaWed, 03 Apr 2024 - 09min
- 3466 - Wararka SBS Somali 2 AprilTue, 02 Apr 2024 - 03min
- 3465 - Aragtida Jaaliyadda iyo dastuurka SoomaaliyaFri, 29 Mar 2024 - 24min
- 3464 - Wararka SBS Somali 29 MaarsoFri, 29 Mar 2024 - 06min
- 3463 - Wararka SBS Somali 28 MarchThu, 28 Mar 2024 - 03min
- 3462 - Wararka SBS Somali 27 MaarsoWed, 27 Mar 2024 - 09min
- 3461 - Muranka dastuurka ee ka taagan SoomaaliyaWed, 27 Mar 2024 - 15min
- 3460 - The importance of understanding cultural diversity among Indigenous peoples
The rich diversity within the Indigenous population of Australia is a captivating aspect, defying the common misconception that all Aboriginal and Torres Strait Islander peoples belong to one homogeneous group
Wed, 27 Mar 2024 - 08min - 3459 - Afur uu sameeyay ururka Somali Community IncTue, 26 Mar 2024 - 08min
- 3458 - Wararka SBS Somali 26 MarchTue, 26 Mar 2024 - 04min
- 3457 - ABDIAZIZ SHIRE OO DURMARKA SOOMAALIYEED (MELBOURNE) AFUR U SAMEEYEY.
Abdiaziz Shire Ismaciil, ayaa xaafada Felemington afur ugu sameeyey dumarka Soomaaliyeed. Abdiaziz, waa mulkiilaha makhaayada Zahra Kitchen.
Tue, 19 Mar 2024 - 04min - 3456 - MUNAASABADA AFURINTA DUMARKA OO FELEMINGTON KA DHACDAY.
Abdiaziz Shire, ahna mulkiilaha Zahra Kitchen ayaa munaasabad afura u sameeyey dumarka Soomaaliyeed.
Tue, 19 Mar 2024 - 09min - 3455 - WARARKA SBS SOMALI 18 MAARSO.Mon, 18 Mar 2024 - 04min
- 3454 - Wararka SBS Somali 14 MaarsoThu, 14 Mar 2024 - 04min
- 3453 - SBS Somali Full Program 13 MarchWed, 13 Mar 2024 - 1h 00min
- 3452 - Wararka Soomaaliya ee maanta 13 MaarsoWed, 13 Mar 2024 - 08min
- 3451 - Faa'iidooyinka bisha barakaysan ee Ramadan iyo Sheekh Magan
Waxaa maanta oo bisha Maarso tahay 12 bilowday bisha barakaysan ee Ramadan. Sheekh Abdirahman Magan ayaan ka waraysanay.
Tue, 12 Mar 2024 - 15min - 3450 - Wararka SBS Somali 12 MaarsoTue, 12 Mar 2024 - 03min
- 3449 - Maalinta haweenka ee caalamiga ah iyo Muumino Caynab
Internationla Womens Day waa maalinta loo dabaaldego maalinta haweenka oo la xuso xaquuqda iyo qaybta ay haweenku ka qaataan bulshada.
Fri, 08 Mar 2024 - 07min - 3448 - Wararka SBS Somali 7 MarchThu, 07 Mar 2024 - 03min
- 3447 - Wararka Soomaaliya ee maanta 6 MaarsoWed, 06 Mar 2024 - 08min
- 3446 - Australia Explained: The higher Education Loan ProgramWed, 06 Mar 2024 - 09min
- 3445 - International Women's Day with Saado AbdikarimWed, 06 Mar 2024 - 16min
- 3444 - Wararka SBS Somali 5 MarchTue, 05 Mar 2024 - 04min
- 3443 - Wararka SBS Somali 29 FebThu, 29 Feb 2024 - 04min
- 3442 - What is the cultural significance of First Nations weaving?Wed, 28 Feb 2024 - 08min
- 3441 - Maxay Muslimiintu u qaadaceen Premiers Iftar Dinner?Wed, 28 Feb 2024 - 08min
- 3440 - Wararka SBS Somali 27 FebTue, 27 Feb 2024 - 04min
- 3439 - Jaaliyadda Holland oo ka dibad baxday EthiopiaFri, 23 Feb 2024 - 07min
- 3438 - Falanqaynta Jimcada iyo Isse DholawaaFri, 23 Feb 2024 - 16min
- 3436 - Qodabadii ugu waaweynaa wararka Soomaalidda iyo Mohamud ChinaFri, 23 Feb 2024 - 16min
- 3435 - Wararkii u danbeeyay ee Soomaaliya 23 FebFri, 23 Feb 2024 - 09min
- 3434 - Wararka SBS Somali 22 FebThu, 22 Feb 2024 - 04min
- 3433 - Melbourne City Council oo u codeeyay xabad joojinta Gaza
Golaha deegaanka Melbourne ayaa cod u qaaday xabad joojin looga dhawaaqo Gaza. Waxaan ka waraysanay Halimo Ahmed.
Wed, 21 Feb 2024 - 10min - 3432 - Rotary Safe Family waa barnaamuj looga hortagayo rabshada qoyska
Roray Safe Family waa barnaamuj dadka looga wacyigalinayo tacadiyada lagula kaco haweenka oo gaar ahaan diirada lagu saarayo bulshooyinka dhaqamada kala duwan. Waxaan ka waraysanay: Dorothy Gilmour, Peter Berg iyo Ahmed Tohow.
Wed, 21 Feb 2024 - 17min - 3431 - Wararka SBS Somali 20 FebTue, 20 Feb 2024 - 03min
- 3430 - Doorka raga iyo gudniinka fircoonig ahFri, 16 Feb 2024 - 09min
- 3429 - Wararka SBS Somali 16 FebFri, 16 Feb 2024 - 11min
- 3428 - Wararka SBS Somali 15 FebThu, 15 Feb 2024 - 04min
- 3427 - Warbixin: nolosha shacabka Indijinooska oo wali liita
Sida lagu sheegay warbixin cusub, wali nolosha dadka dalka loogu yimid ayaa la liidata nolosha shacabka intiisa kale.
Wed, 14 Feb 2024 - 08min - 3426 - Maalinta Raadiyaha oo caalamka laga xusay
Raadiyaha ayaa wali muhiim u ah bulshooyin badan oo caalamka ah gaar ahaan kuwa ku sugan xeryaha qaxootiga sida uu sharaxayo Ahmednoor Yogol.
Wed, 14 Feb 2024 - 11min - 3425 - Hal abuurka ganacsiga iyo Nuradin Omar
Nuradin Omar oo ah madaxa shirkada Master Remit ayaa ka waramaya fursadaha iyo caqabadaha furitaanka ganacsi cusub.
Wed, 14 Feb 2024 - 11min - 3424 - Wararka SBS Somali 13 FebTue, 13 Feb 2024 - 04min
- 3423 - Wararka SBS Somali 8 FebThu, 08 Feb 2024 - 04min
- 3422 - Gudniinka fircooniga ah ma la cirib tiri karaa?Wed, 07 Feb 2024 - 19min
- 3421 - Wararka Soomaliya: dad ku dhintay qarax ka dhacay BakaarahaWed, 07 Feb 2024 - 08min
- 3420 - Waa maxay de facto relationship?Wed, 07 Feb 2024 - 10min
- 3419 - Wararka SBS Somali 6 FebTue, 06 Feb 2024 - 03min
- 3418 - SBS Somali Full program 2 JanTue, 06 Feb 2024 - 53min
- 3417 - Taariiqda kooxda Xamas ee la dagaalamysa IsreaLTue, 06 Feb 2024 - 10min
- 3416 - Idaacada SBS Somali oo dhamaystiranThu, 01 Feb 2024 - 55min
- 3415 - Wararka SBS Somali 1 FebThu, 01 Feb 2024 - 03min
- 3414 - Wararka Soomaaliya ee maanta 31 JanaayoWed, 31 Jan 2024 - 09min
- 3413 - Sidee ganacsi looga furtaa Australia?Wed, 31 Jan 2024 - 10min
- 3412 - Xaflada abaalmarinta SoomaalidaTue, 30 Jan 2024 - 08min
- 3411 - Wararka SBS Somali 30 JanTue, 30 Jan 2024 - 03min
- 3410 - Khilaafka 26 Janaayo maxaa keenay?Fri, 26 Jan 2024 - 05min
- 3409 - Wararka SBS Somali 26 JanFri, 26 Jan 2024 - 07min
- 3408 - 26 Janaayo maxay uga dhigan tahay Australia?Fri, 26 Jan 2024 - 10min
- 3407 - Caleemasaarka Madaxweyne Siciid Cabdullahi DeniFri, 26 Jan 2024 - 12min
- 3406 - Wararka SBS Somali 25 JanThu, 25 Jan 2024 - 03min
- 3405 - Wararka SBS Somali 24 JanWed, 24 Jan 2024 - 13min
- 3404 - Wararka Soomaaliya: muranka baarlamaankaWed, 24 Jan 2024 - 08min
- 3403 - Australia Explained: how to find a job in Australia?Wed, 24 Jan 2024 - 10min
- 3402 - Idaacadii SBS Somali oo dhamaystiranTue, 23 Jan 2024 - 54min
- 3401 - Muranka Ethiopia iyo Soomaaliya oo ka sii daraya
Mohamed Hassan Dable oo falanqaynaya muranka ka dhashay MOU Ethiopia iyo Somaliland ay kala saxiixdeen.
Tue, 23 Jan 2024 - 16min - 3400 - Wararka SBS Somali 23 Jan 2024Tue, 23 Jan 2024 - 04min
- 3399 - Wararka SBS Somali 18 JanThu, 18 Jan 2024 - 03min
Podcast simili a <nome>
- Conversations ABC listen
- El Partidazo de COPE COPE
- Herrera en COPE COPE
- Es la Mañana de Federico esRadio
- La Noche de Dieter esRadio
- Hondelatte Raconte - Christophe Hondelatte Europe 1
- 財經一路發 News98
- La rosa de los vientos OndaCero
- Más de uno OndaCero
- La Zanzara Radio 24
- L'Heure Du Crime RTL
- El Larguero SER Podcast
- Nadie Sabe Nada SER Podcast
- SER Historia SER Podcast
- Todo Concostrina SER Podcast
- 安住紳一郎の日曜天国 TBS RADIO
- アンガールズのジャンピン[オールナイトニッポンPODCAST] ニッポン放送
- 辛坊治郎 ズーム そこまで言うか! ニッポン放送
- 飯田浩司のOK! Cozy up! Podcast ニッポン放送
- 吳淡如人生實用商學院 吳淡如
- 武田鉄矢・今朝の三枚おろし 文化放送PodcastQR
Altri podcast di Notizie e Politica
- The Ray Hadley Morning Show 2GB
- Ben Fordham Live on 2GB Breakfast Radio 2GB
- You Cannot Be Serious Sam Newman & Don Scott
- The Bolt Report Sky News Australia / NZ
- Nights with John Stanley 2GB & 4BC
- Dateline NBC NBC News
- Credlin Sky News Australia / NZ
- Global News Podcast BBC World Service
- 3AW Mornings with Tom Elliott 3AW
- Late Night Live - Full program podcast ABC listen
- Six Tackles With Gus 9Podcasts
- The Dan Bongino Show Cumulus Podcast Network | Dan Bongino
- Ukraine: The Latest The Telegraph
- Paul Murray Live Sky News Australia / NZ
- Sky Sports Radio's Big Sports Breakfast Sky Sports Radio
- Australia Overnight with Mike Jeffreys 2GB
- The Rita Panahi Show Sky News Australia / NZ
- NRL 360 Fox Sports Australia
- 2GB Weekends - Full Show 2GB
- UFO WARNING UFO WARNING